1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimadka Soomaaliya oo Shaacisay Kiisas Hor Leh oo COVID19 Ah Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in maanta koror uu ku yimid kiisas xanuunka Coronavirus, wasaaradda ayaana sheegtay in 24-kii saac ee la soo dhaafay dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaar ka Mid ah Wariyeyaasha Ka Howlgala Muqdisho Ayaa Maanta Barbar Istaag Ugu Sameeyay Gudaha Muqdisho Wariye Cabdicasis Axmad Gurbiye. Wariyaasha ayaa dalbaday in xoriyaddiisa uu dib u helo tafaftiraha Goobjoog Cabdi Caziiz Axmad Gurbiye oo maalintii sedexaad ku xiran amar xeer ilaalinta Dowladda Soomaaliya. Isku imaadkaan ayay wariyaashii ka…