Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo Beeniyay Warar Lagu Faafiyey Baraha Bulshada Sheeko:Amniga Guddomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Sheeikh Cismaan Barre Maxamed ayaa beeniyey warar saacadihii la soo dhaafay la isla dhex marayey, kaas oo ahaa in guddoomiyaha ay go’doon geliyeen ciidamo ka… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Ganacsiyada Suuqa Islii Ee Nairobi oo Coronavirus Dartii Albaabada La isugu Dhuftay Suuqa xaafadda islii ee magaalada Nairobi ayaa la xiray, sida uu sheegay guddiga Ganacsatada suuqa oo walaac ka muujiyay ” u hogaansan la’aanta ganacsada ee awaamirta wasaaradda caafimaadka” ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Shaacisay Kiisas Horleh oo Covid-19 ah Wasiirka Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Fowsiya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 25 qof oo maanta laga baaray Coronavirus 19 kamid ah laga helay Covid19, taasoo tirada guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Galmudug oo Laga Daah-furay Xarunta Guddiga Ka Hortagga Covid19 Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor qoor) ayaa daah-furay xarun ay ku shaqeyn doonaan guddiga Covid19 ee dowlad goboleedka Galmdug iyo xarunta Sheybaarka Covid19. Madaxweyne Qoor-qoor ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka IMF Bilaayiin Dollar Ugu Deeqday Wadamo Ka Hooseeya Saxaraha Afrika. Hay’adda Lacagta Adduunka ee magaceefda lo soo gaabiyo (IMF) ayaa sheegtay in ay siin doonto $ 11 bilyan 32-ka dal ee ka hooseeya Saxaraha Afrika, kuwaas oo codsaday caawimaad si…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wararkii Ugu Dambeeyay Dunida Ee Xanuunka Coronavirus Tirada dadka ugeeriyooday xanuunka halista ah ee Corona Virus ayaa gaaray 154,000 Adduunko idil ah, sida laga soo xigtay Jaamacada Johns Hopkins xarunteeda Maryland. Gudaha Mareykanka dadka uu haleelay xanuunkan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland Oo Soo Saartay Awaamiir Ku Socota Bulshada Deegaannada Maamulka. Taliska Ciidanka Booliiska dowlad goboleedka Puntland ayaa war cusub ka soo saaray isku socodka dadka iyo gaadiidka deegaannadaasi sababo la xiriira cabsi laga qabo faafitaanka xanuunka Coronavirus, taliska ayaana xusay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 18-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Faah-faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya Guri ku soo dumay qaybo ka mid ah Degmada Hodon ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac Ah oo Ka Dhashay Guri Ku Soo Dumay Shaqaalihii Dhisayay Warar dheerada ayaa ka soo baxaya khasaare kala duwan oo ka dhashay shaqaale uu ku soo dumay guri ay dhisayeen oo ku yaalla xaafadda Banaadir degmada Hodan ee magaalada Muqdisho,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Guddiga Amniga Puntland oo Ka Hadlay Awaamiirtii Bandowga ee Dhinaca Amniga Guddiga amniga Puntland ayaa waxa ay ka shireen sidii deegaanada maamulkaas looga hirgaliyay awaamiirta bandowga ee dhanka amniga waxaana guddiga uu sheegay in awaamiirtaas ay u hir galeen sidii loo…