1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Tiradii ugu Badnayd Oo Soomaaliya Ugu Geeriyootay Xanuunka Coronavirus Sida ay shaacisay wasaaradda cafimaadka Soomaaliya waxaa gudaha Soomaaliya xanuunka COVID-19 ugu geeriyootay 6 ruux waana tiradii ugu badnayd ee dhimasho ah ooh al maalin la diiwaan galiyay. 24-kii saac…