Jubbaland oo Shaacisay Natiijada Shaqsi Ay Ka Baareen Xanuunka Coronavirus Sheeko:Wararka Caafimaadka Guddiga ka hortaga COVID-19 ee Jubbaland ayaa xaqiijiyay in kiiskii laga shakisnaa ee magaalada Dhoobley laga waayay xanuunka Corona Virus, ka dib markii magaaladaasi lagu arkay qof qaba calaamadaha COVID-19.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 19-04-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Ciidamada Dowladda oo deegaanno cusub kala wareegay Xarakada Alshabab. Tala-bixiyaha caafimaad ee COVID 19, Dr Maxmed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo Beeniyay Warar Lagu Faafiyey Baraha Bulshada Guddomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Sheeikh Cismaan Barre Maxamed ayaa beeniyey warar saacadihii la soo dhaafay la isla dhex marayey, kaas oo ahaa in guddoomiyaha ay go’doon geliyeen ciidamo ka…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Ganacsiyada Suuqa Islii Ee Nairobi oo Coronavirus Dartii Albaabada La isugu Dhuftay Suuqa xaafadda islii ee magaalada Nairobi ayaa la xiray, sida uu sheegay guddiga Ganacsatada suuqa oo walaac ka muujiyay ” u hogaansan la’aanta ganacsada ee awaamirta wasaaradda caafimaadka” ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Shaacisay Kiisas Horleh oo Covid-19 ah Wasiirka Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Fowsiya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 25 qof oo maanta laga baaray Coronavirus 19 kamid ah laga helay Covid19, taasoo tirada guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Galmudug oo Laga Daah-furay Xarunta Guddiga Ka Hortagga Covid19 Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor qoor) ayaa daah-furay xarun ay ku shaqeyn doonaan guddiga Covid19 ee dowlad goboleedka Galmdug iyo xarunta Sheybaarka Covid19. Madaxweyne Qoor-qoor ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka IMF Bilaayiin Dollar Ugu Deeqday Wadamo Ka Hooseeya Saxaraha Afrika. Hay’adda Lacagta Adduunka ee magaceefda lo soo gaabiyo (IMF) ayaa sheegtay in ay siin doonto $ 11 bilyan 32-ka dal ee ka hooseeya Saxaraha Afrika, kuwaas oo codsaday caawimaad si…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wararkii Ugu Dambeeyay Dunida Ee Xanuunka Coronavirus Tirada dadka ugeeriyooday xanuunka halista ah ee Corona Virus ayaa gaaray 154,000 Adduunko idil ah, sida laga soo xigtay Jaamacada Johns Hopkins xarunteeda Maryland. Gudaha Mareykanka dadka uu haleelay xanuunkan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland Oo Soo Saartay Awaamiir Ku Socota Bulshada Deegaannada Maamulka. Taliska Ciidanka Booliiska dowlad goboleedka Puntland ayaa war cusub ka soo saaray isku socodka dadka iyo gaadiidka deegaannadaasi sababo la xiriira cabsi laga qabo faafitaanka xanuunka Coronavirus, taliska ayaana xusay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 18-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Faah-faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya Guri ku soo dumay qaybo ka mid ah Degmada Hodon ee…