Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac Ah oo Ka Dhashay Guri Ku Soo Dumay Shaqaalihii Dhisayay Sheeko:Dalka Warar dheerada ayaa ka soo baxaya khasaare kala duwan oo ka dhashay shaqaale uu ku soo dumay guri ay dhisayeen oo ku yaalla xaafadda Banaadir degmada Hodan ee magaalada Muqdisho,… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Guddiga Amniga Puntland oo Ka Hadlay Awaamiirtii Bandowga ee Dhinaca Amniga Guddiga amniga Puntland ayaa waxa ay ka shireen sidii deegaanada maamulkaas looga hirgaliyay awaamiirta bandowga ee dhanka amniga waxaana guddiga uu sheegay in awaamiirtaas ay u hir galeen sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Si Adag Uga Jawaabtay eedeymo Loo Jeediyay Hay’adda NISA Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda federaalka gaar ahaan wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa waa looga jawaabay eedeymo loo jeediyay hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA, eedeyntaas oo lagu daabacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ka Tirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya Oo Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho goor sii horeysay ku geeriyooday xildhibaan Aadan Xasan Cali oo ka tirsanaa baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa ku geeriooyday mid ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimadka Soomaaliya oo Shaacisay Kiisas Hor Leh oo COVID19 Ah Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in maanta koror uu ku yimid kiisas xanuunka Coronavirus, wasaaradda ayaana sheegtay in 24-kii saac ee la soo dhaafay dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaar ka Mid ah Wariyeyaasha Ka Howlgala Muqdisho Ayaa Maanta Barbar Istaag Ugu Sameeyay Gudaha Muqdisho Wariye Cabdicasis Axmad Gurbiye. Wariyaasha ayaa dalbaday in xoriyaddiisa uu dib u helo tafaftiraha Goobjoog Cabdi Caziiz Axmad Gurbiye oo maalintii sedexaad ku xiran amar xeer ilaalinta Dowladda Soomaaliya. Isku imaadkaan ayay wariyaashii ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Madaxda Puntland oo Wakiillada Beesha Caalamka Kala Hadlay Coronavirus Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa kulan hab maqal iyo muuqaal ah kula qaatay xubnaha Beesha Caalamka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiirka Caafimaadka Somalilnad iyo Guddoomiyaha Guddiga Ka Hortagga Coronavirus oo Ka Warbixiyey Covid-19 Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka golaha wasiirada kaas oo ka qabsoomay habka maqalka iyo muqaalka, iyadoo golaha wasiirraduna shirka kaga qaybgaleen xafiisyadooda, taas oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunna: DFS Waxay Galmudug Ku Abuuraysaa Al Shabaab iyo Daacish Warsaxaafadeed ka soo baxay madaxda ururka Ahlu sunna ayaa waxa eedeyn kulul loogu jeediyay dowladda federaalka Soomaaliya waxaana Ahlu sunna ay sheegtay in dowladda ay doonayso inay Galmudug ku abuurto…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Al Shabaab oo Fagaara Ku Yaalla Degmada Jamaame Ku Toogatay 6 Qof Dagaalamayaasha Al shabaab ayaa waxa ay fagaaro ku yaalla degmada Jamaame ee gobalka Jubbada hoose ku toogteen 6 qof oo ay ku eedeeyeen inay ahaayeen basaasiin la shaqeynaysay dowladda federaalka…