Month: April 2020
-
Banaadir
Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in la diiwaan geliyay 19…
Read More » -
Bin'aadanimada
Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La Yeeshay Nabadoonada iyo Waxgaradka Qardho
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay Nabadoonada iyo waxgaradka magaalada Qardho, kulanka ayaa…
Read More » -
Banaadir
Madasha Xisbiyada Qaran oo War Ka Soo Saartay Dib U Dhaca Ku Yimid Shirweynahoodii
War qoraal ah oo ka soo baxay madasha xisbiyada qaran ayaa waxaa dib loogu dhigay shirweyne ay isugu imaan lahaayeen…
Read More » -
Banaadir
Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Xaaladda Bani’aaddanimo ee Ka Jirta Magaalada Baardheere
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Siciid Xamse ayaa ka warbixiyey xaaladda bini aadantinimo ee…
Read More » -
Banaadir
Faahfaahinno Ka Soo Baxaya Dad isku Qoys Ahaa oo Ay Biriq Ku Dishay Duleedka Dhuusamareeb
Warar dheeraada ayaa ka soo baxaya dad isku qoys ahaa oo ay biriq ku dishay deegaan duleedka ka ah magaalada…
Read More » -
Banaadir
Puntland: Waxaa Na Soo Gaartay Lacag Hal Milyan Ah oo Ay Soo Dirtay Dowladda Federaalka Ah
Dowlad goboleedka Puntland ayaa shaacisay in dowladda Federaalka ah ay soo gaarsiisay lacag hal milyan ah taas oo loogu gurmanayo…
Read More » -
Banaadir
Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran oo Baaq U Diray Dowladda Federaalka Ah
Madaxweynihii hore ee dalka haatanna ah guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu baaaq ku aaddan in…
Read More » -
Banaadir
Wasaaradda Caafimaadka oo Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Ee Tagtay Gudaha Dalka
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in la diiwaan geliyay 54 xaalado cusub oo COVID-19 ah oo 40…
Read More » -
Bin'aadanimada
Webiga Jubba oo Fatahaad Ka Samaayey Magaalada Baardheere
Wabiga Jubba ayaa ku fatahay dagmada Baardheere ee gobolka Gedo kadib markii ay roobabka guga ee ka da’aya guud ahaan…
Read More » -
Banaadir
Prof Afyare Cabdi oo Sheegay in Dalka Aysan Ka Dhici Karin Doorasho Qof iyo Cod Ah
Prof Afyare Cabdi Cilmi oo barre ka ah jaamacadda Qadar islamarkaan wareysi siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu ka hadlay…
Read More »