Axmed Madoobe iyo Xubno Ka Tirsan isbadal Doonka Jubbaland oo Maanta Dib Ugu Laabtay Kismaayo Sheeko:Dalka Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo ay wehelinayaan xildhibaan Cabdirashiid Xidig iyo Sheekh Daahir oo kamid ah xubnaha isbadal doonka Jubbaland ee dhowaan heshiiska la gaaray maamulka Jubbaland… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Ka Tacsiyadeysay Geerida Agaasimihii Madbacadda Qaranka Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiis Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye”, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda iyo dhamaan Madaxda Wasaaradda Warfaafingta ayaa si wada jir ah uga tacsiyadeeyay geerida Alle ha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Magacaabay Guddi u Gurmada Magaalada Qardho Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa guddi u magacaabay magaalada Qardho ka dib markii magaaladaasi ay saameyn xooggan ku yeesheen roobab mahiigaana oo halkaasi ka da’ay. Roobabka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Al Shabaab oo Fagaare Ku Yaalla Degmada Ceelbuur Ku Toogatay Saddex Qof Wararka naga soo gaaraya gobalka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Al shabaab ay fagaare ku yaalla degmada Ceelbuur ay ku toogteen saddex qof oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madasha Xisbiyada oo Dalbatay in Baaritaan Lagu Sameeyo Wararka Sheegaya inuu Xiriir Ka Dhaxeeyo Hay’adda NISA iyo Al Shabaab Madasha xisbiyada qaran oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa waxa ay dalbatay in baaritaan lagu sameeyo wararka qaar ee sheegaya inuu xiriir ka dhaxeeyo hay’adda nabad sugidda qaranka ee NISA iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Dalka Oo Ka War Bixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyay Ee Cudurka COVID-19 Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay inay geeriyoodeen 2 qof oo kamid ahaa bukaannadii laga helay cudurka COVID-19. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweeyne: Cabsi Laga Muujinaayo Fatahaad uu Sameeyo Webiga Shabeelle Shacabka magaalada Belad-weyne ee Gobolka Hiiraan ayay cabsi la soo deristay maalmihi ugu danbeeyay maadaama la gudagalay xiliga gu,ga oo roobab badan ay da,een, walalka ugu weeyn waxa uu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Dowladda Dhexe oo Agab Caafimaad Gaarsiisay Baydhab Wafdi ka socda xukuumada soomaaliya gaar ahaan gudiga Qaran ee arrimaha isku duba ridka Covid-19 ayaa gaarey magaalada baydhabo halkaasi oo ay gaarsiiyeen qalab iyo dawooyin caafimaad waxaana sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Bulshada Soomaaliyeed Ugu Baaqay Ka Qeyb Qaadashada Gurmadka Qardho Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqasho ku tegay magaaladda Qardho ee gobolka Karkaar oo ay ka dhacday fatahaad ka dhalatay Roobabkii ka da’ayey gobolkaasi maalmahan. Madaxweynaha …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hormuud iyo Salaam Bank oo Deeq Gaarsiisay Xabsiga Dhexe iyo Isbitaal Martiini. Hormuud Foundation oo sanad walba marka la gaaro bisha barakeysan boqata xarunta xabsiga dhexe waxay geysaa deeq mucaawino ah oo ay ugu talagaleen maxabiista xabsiga ku jirta in ay fadliga…