Prof Yaxye Caamir: Barnaamijka Baxnaano Dowladdu Wax Shaqo Ah Kuma Lahan Sheeko:Dalka Yaxye Caamir oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda bartay dhaqaalaha ayaa waxa uu ka dhawaajiyay in barnaamijka Baxnaano oo ay dowladda federaalka ah daah furtay in dowladdu… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Mahad Salaad oo Sheegay inay Dayacaad Ka Jirto Isbitaal Martiini Mahad Salaad oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka ayaa qoral uu soo saaray waxa uu ku sheegay in dayacaad iyo daryeel la’aan ay ka jirto isbitaal Martiini oo ah halka…
3 daqiiqo Sheeko:War Cabdiraxmaan Caynte: Haddii aad Aragto Meel Saxaafadda La Beegsanaayo Waxaa Asal Ka Ah Madax aan isku Kalsoonayn Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte wasiirkii hore ee qorsheynta Soomaaliya oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu ka hadlay beegsiga saaxafadda xorta ah ay ku hayso dowladda Soomaaliya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daadad Ay Dad Ku Geeriyoodeen oo Ku Rogmaday Magaalada Qardho Wararka ka imaanaya magaalada Qardho oo ay xarun uga dhigtay Puntland gobalka Karkaar ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay magaaladaasi ay ku soo rogmadeen daadad sababay khasaare isugu jira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baydhabo oo Lagu Arkey Ciidan, Gaadiid iyo Diyaarado Itoobiyan Ah Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay lagu arkey ciidamo u badan dalka Itoobiya oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Qirtay Iney Rayid Ku Dileen Soomaaliya Taliska Mareykanka ee loo yaqaanno AFRICOM ayaa qirtay iney duqeyn ku dileen dad rayid Soomali ah iyaga oo dalbaday cafin. Qoraal ka soo baxay April 27 ayaa lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Sheekh Shariif: Soomaaliya Awood Badan uma Lahan Ka Hortagga Coronavirus Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay xaaladda dalka ee cudurka COVID-19 ayaa ka dhawaajiyay in Soomaaliya aysan awood badan u lahayn ka hortagga xanuunka Coronavirus ee…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Kororka Ku Yimid Kiisaska Coronavirus Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyey ee ku aadan xanuunka Coronavirus, wasaaradda ayaana xaqiijisay inuu jiro korarka xanuunka ee bulshada dhexdeeda ah…
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Ciidamada Booliska Somaliland oo Goob Fagaaro ah Ku Gubtay Qaad Laga Keenay Itoobiya Taliska Ciidamada Booliska Somaliland ayaa ku guulaystay in ay gacanta ku soo dhigaan Qaad badan oo la doonayey in la soo galiyo deegannada Somaliland, ka dib hakad la geliyey muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Qofkii Sedexaad Ee Soomaali ah oo Cudurka Covid-19 Ugu Geeriyooday Dalka Mareykanka Allah ha naxariistee waxaa Magalaada Seattle ee Gobolka washington Cudurka safmareenka ah ee Karoona Feyrus ugu geeriyooday Marxuumad Jamiilo Cumar Cabdalla Shujaac oo ka mid aheyd Soomaalida ku nool dalka…