Weriyaha Dowladda u Xiran ee Cabdicasiis Gurbiye oo Ay Khatar Ku Jirto Xaaladdiisa Caafimaad Sheeko:Dalka Tifaftiraha Goobjoog News oo ku xiran amar ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya ee Farmaajo, kuna xiran xabsiga dhexe ayaa lagu soo waramayaa in halkaasi uu ku wajahayo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Gaashaandhigga oo Ka Hadashay Askar Lagu eedeeyay inay Kufsi Ka Geysteen Deegaanka Janaale Wasaaradda gaashaandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay eedeymo kufsi ah oo loo jeediyay askar ka tirsan ciidanka xoogga kuwaas oo todobaadyo ka hor la wareegay deegaanka Janaale…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Shaacisay Kiisas La Xiriira Coronavirus Wasaaradda caafimaadka iyo dayeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa goordhow shaacisay kiisas ku soo kordhay xanuunka Coronavirus kuwaas oo dhowaan dalka laga diiwaa geliyey 60 kiis War qoraal ah oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Falcelinta Siyaasiyiinta , Xildhibaanada Barlamaanka iyo Hay ‘adaha Ee Xarigga Weriye Cabdicasiis Gurbiye oo Ku Xiran Amarka Xafiiska Madaxweynaha. Waxaa maalinkii labaad Magaalada Muqdisho ku xiran tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo shalay looga yeeray saldhigga Degmada Hodan Isla markana weli u xiran amar ka soo baxay xafiiska…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Marxuun Cumar Shooli oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Muqdisho Allah unaxariistee Fanaankii Caanka ahaa Cumar Cabulle Shooli ayaa maanta lagu aasay gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, oo habeenimadii xalay uu ku geeriyooay, aska loo sameeyey ayaa waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo: Dr Xasan Sheekh Cali ” Qofna Lama Xiri karo Cadeyn La’aan ” Dr. Xasan Sheekh Cali Nuur oo ah bare cilmiga siyaassadda ka dhiga jaamacadda umadda Soomaaliyeed oo GoobjoogTV la hadlay ayaa sheegay in sharci darro ay tahay in la xiro qof…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askar Lagu Dilay Duleedka Muqdisho Kooxo hubeysan ayaa deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho ku dilay askar ka tirsan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Qolyaha askarta dilka u geystay ayaa ahaa dhalinyaro ku hubeysanaa Bastoolad kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tifaftiraha Goobjoog oo Loo Gudbiyay Xabsiga Dhexe iyadoo Aysan Dhicin Garmaqalka Dacwaddiisa Agaasime ku-xigeenkii Goobjoog Media Group Cabdicasiis Gurbiye ayaa loo gudbiyay xabsiga dhexe, ee magaalada Muqdisho iyada aysan dhicin garmaqalka dacwaddiisa markii qareenadiisa ay gudbiyeen gal dacwadeedkiisa. Weriye Cabdicasiis Axmed Gurbiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 15-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Tifaftiraha Goobjoog Cabdicasiis Gurbiye Oo Maalintii 2-aad U Xiran Dowladda Soomaaliya.. Maamulka Warbaahinta Goobjoog ayaa war-saxaafadeed ka soo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weriye Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo Maalintii Labaad Ku Xiran Amarka Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya. Qareennada u doodaya Weriye Cabdi casiis Gurbiye ayaa sheegay in si aan sharciga waafaqsaneyn loo maray habka xiridda Weriyaha Goobjoog Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo maalintii labaad u xiran Dowladda Federaalka.…