Guddoomiye Abshir oo Ka Tacsiyeeyey Geeridii Ku Timid Cumar Cabdulle Shooli Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Senoter Abshir Maxamed Axmed ayaa ka tacsiyeeye geeridii ku timid Allaah u naxariistee fanaankii caanka ahaa ee Cumar… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maareeye oo Ka Hadlay Warqad Dhowaan Wasaaraddiisa Ka Soo Baxday War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay warqad maalmo ka hor ka soo baxday wasaaraddaasi taasi oo lagu soo bandhigayey in Taleefishinka Qaranka uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tifaftiraha Goobjoog Cabdicasiis Gurbiye Oo Maalintii 2-aad U Xiran Dowladda Soomaaliya. Waxaa maalinkii labaad magaalada Muqdisho ku xiran tifaftiraha Goobjoog Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo shalay looga yeeray saldhigga Degmada Hodan kaddibna xarig aan sharci ahayn halkaasi loogu geystay. Dowladda Soomaaliya ayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Mareykanka oo Hakinaya Dhaqaalaha uu Siiyo Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu faray maamulkiisa in uu hakiyo dhaqaalaha la siinayo hey’adda caafimaadka adduunka ee WHO. Waxa uu sheegay in WHO ay ku guuldareysatay waajibaadkeeda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Ka Tacsiyeyday Geeridii Fannaan Cumar Shooli Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Fannaankii weynaa Cumar Cabdulle shooli oo xalay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Fanaan Cumar Shooli oo Geeriyooday Allah u naxariistee waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ku geeriyoooday fanaanka caanka ah Cumar Cabdulle Shoolli. Fanaanka ayaa maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanayay magaalada Muqdisho. Fanaanka oo xanuunsanayay labadii bilood…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka WHO oo Ka Digaysa Awoodda Faafitaanka Viruska Cronavirus Hay’adda caafimaadka adduunka WHO oo si gaar ah isha ugu haysa isbeddelka iyo saamaynta maalin kasta ka dhalanaysa cudurka dunida halakeeyey ee Corona Virus ayaa si adag uga digtay awoodda faafitaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland oo Baaq u Jeedisay Ganacsatada Kismaayo Wasiirka wasaaradda ganacsiga dowlad goboleedka Jubbaland mudane Cabdinuur Cali Aadan ayaa ugu baaqay ganacsatada deegaanada Jubbland gaar ahaan kuwa magaalada Kismaayo in aysan qaaliyeeyn raashinka quutul daruuriga ah. Wasiirka ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Somaliland oo Soomaaliya Ku Eedeysay Faro Gelinta Arimaha Gudaheeda Somaliland ayaa dawladda federaalka Soomaaliya ku eedeysay in ay faro galin ku hayso arrimaheeda gudaha, gaar ahaan xaaladaha la xariira tira koobka cudurka COVID-19,kaas oo kiisas la xariira ay shaacisay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cali Daahir Ciid oo Waxgaradka Cabudwaaq Kala Hadlay Dhameynta Xiisadda Gobolka Galgaduud Ee Dhanka Xadka Madaxweyne ku xigeenka DGGM, Cali Daahir Ciid ayaa maanta kulan la qaatay Golaha guurtida Dagmada Cabudwaaq, waxaa kulanka ku wehliyay Ugaaska Ugaas Maxamed Ugaas keyse, waxaa sido kale, qayb ka…