Madaxweyne Qoor Qoor oo Kulan La Qaatay Saraakiisha Amniga Iyo Milatariga Ku Sugan Galmudug. Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar gelinta amniga iyo qorshayaasha lagu sugayo ammaanka. Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Soomaaliya: 4 Qof oo Horleh oo Laga Helay Coronavirus Waxaa sii badaneysa tirada dadka laga helay Coronavirus ee ku sugan Soomaaliya 15 qof oo maanta baaris loogu sameeyey isbitaalka Martiini, waxaa positive noqday oo Covid-19 laga helay 4 qof.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beelo Ku Dagaalamay Duleedka Kismaayo oo Heshiis Hordhac ah Gaaray Shir hor dhac u ah heshiis laga gaaro dagaaladii maalmahii la soo dhaafay ku dhexmarayay laba beelood oo walaala ah galbeedka magaalada Kismaayo ayaa dhinacyadii dagaalamay waxaa ay aqbaleen xabad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug : Xoogga Dalka oo Gaaray Deegaanno Hor Leh Taliska iyo Saraakiisha qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka ee ka hawlgala deegaannada Galmudug ayaa hawlgallo ka sameeyay degaanka Camaara oo ka tirsan gobalka Mudug, halkaasi oo ay ku sugnaayeen…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Hannaan Ceynkee Ah Ayaa Ku Habboon In Ay Soomaaliya Kula Tacaasho Cudurkaan? Dhammaadkii 2019 waxaa dunida ka dillaacay cudur aan illaa hadda la helin dawadiisa, Soomaaliya wuxuu soo gaaray viruska bishii March 2020, Dowladduna waxay sheegtay in qofkii koowaad u dhintay cudurka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degdeg: Isbitaal Digfeer Oo Loo Xiray Coronavirus Warar aan goordhow helnay ayaa sheegaya in guud ahaan albaabada loo laabay oo Coronavirus dartiis loo xiray, lana istaajiyey shaqada isbitaalka ugu weyn Soomaaliya ee Digfeer Mas’uuliyiin ka tirsan isbitaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maraykanka oo Coronavirus Maalin Qura Ugu Dhimatay Tiro Ka Badan 2000 oo Qof Maraykanka ayaa noqday dalkii ugu horreeyey ee hal maalin laga diwaangeliyo inay Coronavirus dartii u dhinteen, tiradii ugu badnayd ee u dhimata adduunkoo dhan. Sida ay baahisay Jaamacadda Hopkins ,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nabad-doon Lagu Dilay Muqdisho Waxaa habeenimadii xalay gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho lagu dilay nabad-doon caan ka ahaa oo siweyn looga yaqaanay gudaha magaalada iyo gobolka Banaadir, nabadoonka la dilay ayaa lagu macaabi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhakhaatiir Digfeer Ka Tirsan Oo Laga Helay Coronavirus Bahda caafimaadka iyo dhakhaatiir ku hawlanaa daaweynta iyo kalkaalinta bukaanka ayaa ka mid ah dadka uu haleenay cudurka Coronavirus. Ilo la hadlay Goobjoog News ayaa xaqiijiyey in 3 ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya AUN Nuur Cadde oo lagu Aasay London Marxuum Nuur Xasan Xuseen (Nuur cadde) waxa uu magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Kowdii bishaan April. Dabayaqadii bishii Maarso ayuu soo ritay cudurka Coronavirus markii uu isku arkay…