Madaxweyne Biixi oo Ka Hadlay Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta khudbad ka jeediyey magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulkaasi ayaa ka hadlay dhowr arrimood ay ka mid tahay mowqifka Somaliland ee ku aadan wadahadallada… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo Sheegay in Dad uu Garanayo ay Muqdisho ugu Geeriyoodeen Coronavirus Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa sheegay in cudurka Coronavirus uu dalka soo gaaray waxa uuna tilmaamay in dad uu garanayo ay xanuunka u geeriyoodeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda oo Kala Dhexgalay Maleeshiyo Beeleed Ku Dagaalamay Xadka Soomaaliya iyo Itoobiya Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa kala dhex galay Labo Malleeshiyo Beeleed oo ku dagaallamay degaanka Balli-cad oo dhaca xadka gobalka Galgaduud uu la wadaago dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Xildhibaanno iyo Wasiirro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Himilo Qaran oo Ku Guuleystay Dacwaddii ay Ka Gudbiyeen Hey’adda Duulista Soomaaliya Qareenadii u doodayay xisbiga Himilo Qaran ayaa warbaahinta waxa ay u sheegeen in dacwaddii ay ka gudbiyeen hey’adda duulista ay iyagu ku guuleyteen islamarkaana loo xukmiyay in lacag magdhaw ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo War Ka Soo Saartay Faafitaanka Coronavirus Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo ka duulaysa waajibaadka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba wixii ka cusboonaada caabuqa COVID-19, waxay umadda la wadaagaysaa qodobadan: 1. Waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Qofkii ugu Horeeyey oo Soomaaliya ugu Geeriyoodey Coronavirus Dr. Cabdirisaq Axmed Yuusuf u oo ah u qaabilsanaha tayada Daawada wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ahna sarkaal waasaaraddaas uga hadlo arrimaha Coronavirus ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey in qofkii ugu horeeyey…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbadalka Awoodda Caalamka Karona Fayras Kadib Fayrasloogu magac daray “COVID-19” wuxuu December sanadkii tagay ka soo bilawday dalka Shiinaha gaar ahaan magaalada Wuhan oo dhacda bartamaha dalkaas. Fayraska oo bilawgii hore dawlada Shiinuhu qarisay illaauu faraheeda…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Qormo: Eraybixinta Soomaaliga Eraybixin waxaa ula jeedaa marka fikir, tab ama walax af ama dad aan Soomaali ahayni ay sidaan la isku dayo in loo helo af Soomaali. Eraybixin waxay noqon kartaa eray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 08-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Hoobalka Axmed Ismaciil Xudeydi ayaa Cudurka CORONA ugu geeriyoday Magalada London ee Dalka Ingariiska. Guddomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Gubtay Qaad Lacag Ahaan Gaaraya Rubuc Million Doolar oo Loo Soo Waday Muqdisho Ciidamada badda dowladda Kenya oo howgallo roonda ah ka waday xeebta Lamu ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen labo doomood oo qaad u siday magaalada Muqdisho, waxaana ciidamada ay meel…