Warbixin: Coronavirus Dartii… Xawaaladaha Dalka oo Xaalad Adagi Ay Soo Wajahday Sheeko:Dalka Shirkadaha xawaaladuhu badanaa waxey u adeegaan qurba joogta qaraabadooda iyo asxaabtooda gudaha dalka jooga lacagaha usoo dira; in kastoo mararka qaar la arko ganacsato dalka gudihiisa ku sugan oo lacago… 9 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka oo Sheegtay inaysan Garanayn Sababta Loo Xiray Agaasime Ka Tirsan Wasaaradooda Wasiirka caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur oo gelinkii dambe ee shalay shir jaraa’id ku qabatay magaalaada Muqdisho ayaa sheegtay in aysan ogeyn sababta ka dambeysa xariga loo geystay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sheekh Shariif oo Baaq u Diray Beelaha Ku Dagaalamaya Jubbaland iyo Koonfur Galbeed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya haddana ah guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran ayaa waxa uu baaq nabadeed u diray dadka ku dagaalamaya maamulada Jubbaland iyo Koonfur galbeed, isaga oo ugu baaqay in…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliska Puntland oo Qaad Ku Gubay Garowe, Digniinna u Jeediyay Dadka Ka Ganacsada Booliska dowlad goboleedka Puntland ayaa habeenimadii xalay magaalada Garowe ku gubay Qaad si qarsoodi ah loo soo geliyey magaalada ka dib xanibaad horay uu maamulku u saaray kuna joojiyey keenista…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 07-04-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa boggaadiyay dadaalada Mideynta iyo dib u heshiisiinta ka socota Galmudug. Puntland…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Galmudug oo Nabad Ugu Baaqay Dagaallo Ka Socda Xadka Soomaaliya iyo Itoobiya Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qooqoor iyo ku-xigeenkiisa Cali Daahir Ciid ayaa si wadajir ah baaq nabadeed ugu diray dagaal beeleedyo ka soo cusboonaaaday xadlka gobolka Galgaduud uu…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Ansixiyay Miisaaniyadda Sanadka 2020 Ee maamulkaasi Baarlamaanka Dowlad gobaleedka Koonfur galbeed ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Baydhabo waxaa ay ku meel mariyeeen miisaaniyadda maamulka uu ku shaqeyn doono sanadka 2020. Kulanka ayaa waxaa shir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaf: Galmudug Waa Mid Labo Ma Ahan Waqtigaan Laga Bilaabo Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug ayaa sheegay in uu tanaasulay ka dib markii horey uu u qaadacay doorashadii uu ku soo baxay madaxweyne Qoorqoor waxa uuna tilmaamay in laga bilaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 06-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Madaxweynaha Galmuudug oo duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ku soo dhoweeyay Xaaf oo safar dhulka ah kaga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed oo Sheegay in Dad Qaba Calaamadaha Coronavirus Ay Booqdeen Xarumaha Caafimaadka Warsaxaafadeed ka soo baxay ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu sheegay in bukaano dhowr ah oo leh calaamadaha cudurka Coronavirus ay booqdeen xarumaha caafimaad ee dalka. Sidoo kale ururku waxa…