Guddoomiye Shuute oo Amar Ku Bixiyay in Nolol iyo Geeri Lagu Soo Qabto Ciddii Dhibaato Dambe Ka Geysata Degmada Wanlaweyn Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida gaashaanle sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa waxaa uu amar ku bixiyay in tallaabo laga qaado cidkasta oo wixii haatan ka dambeeya… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Dhaqtar Lagu Dilay Degmada Yaaqshid Waxaa faahfaahinno laga helayaa kooxo hubeysan oo xalay degmada Yaaqshid ee gobalka Banaadir ku dishay Allaha u naxariistee dhaqtar Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Xasan xaayoow. Dilka dhaqtarka ayaa waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Boqorkii Cuudka Axmed Xudeydi oo Ingiriiska Ku Geeriyooday Sannadkii 1928 ayuu Axmed Ismaaciil Xudeydi ku dhashay magaalada Berbara. Xudeydi wuxuu hana-qaadkiisii nolosha ku qaatay magaalada Cadan ee dalka Yemen ka hor intii uusan kusoo laaban Soomaliya isagoo aad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno Ka Soo Baxaya Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Boosaaso Waxaa warar dheeraada laga helayaa qarax sababay khasaare kala duwan oo xalay ka dhacay gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari, iyada oo wararka qaraxaas la xiriirana ay yihiin kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hobalkii Caanka Ahaa ee Axmed Xudeydi oo London ugu Geeriyooday Xanuunka Coronavirus Allaha u naxariistee waxaa magaalada Londo ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Abwaan, fannaan, mulaxamiiste Axmed Ismaaciil Xudeydi kaas oo u geeriyooday xanuunka Coronavirus. Fannaankan, ayaa la sheegay in maalmihii dambe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 08-04-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Fannaan Somliyed ayaa ku goor dhow ku geeriyoday Magalada London ee Dalka Ingariiska…. Wasaaradda Caafimadka Somaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Qofkii Ugu Horeeyey oo Deegaan Ku Ah Muqdisho oo Laga Helay Coronavirus Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Somaliya ayaa shaacisay iney heshay kiis cusub oo la xiriira xanuunka Corovirus. War kooban oo la soo dhigay bogga wasaaradda ayaa lagu lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug: Xoogga Dalka oo Kala Dhexgalayo Beelo Diriray Ciidamo ka tirsan Taliska 21-aad ee xoogga dalka ee deegaannada Galmudug ayaa maanta gaaray deegaannada xuduuda gobalka Galgaduud uu lawadaago dalka Itoobiya oo maalinimadii shalay ay ku dagaalamaeen labo maleeshiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Xooggan oo Ka Kacay Garaash Ku Yalla KM-4 oo Lagu Guuleystay in La Damiyo Dab xooggan oo goor dhow ka kacay garaash ku yaalla agagaarka isgoyska KM-4 ayaa lagu soo waramayaa in lagu guuleystay damintiisa, waxaana daminta dabka ka qeyb qaatay gaadiidka dabdamiska ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in Hadda Ka Dib Muqdisho Lagu Baari Doono Cudurka Coronavirus Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in maanta uu si rasmi ah u shaqo bilaabay sheybaarka dhexe ee qaranka kaasi oo hadda wixii ka dambeeya lagu baari doono dadka looga shakiyo…