Baaris: 1,000 Ardey oo Waxbarasho Ku Weyn Doonta Khilaafka Siyaasadeed ee DF iyo Puntland! Sheeko:Baarlamaanka Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda waxbarashada ayaa todobaadkii hore mar qura ku soo toosay go’aanka ay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ku xireyso iskuul 15 May, kuna soo afjartay hawlgalkii… 7 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 02-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Madaxweyne Farmaajo Oo Cafis Madaxweyne U Fidiyey 148 Maxbuus Oo Ku Jiray Xabsiyada Dalka Taliska Booliska Magaalada Cadaado…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Tirada Dadka Mareykanka ugu Geeriyooday Coronavirus oo Korortay Tirada caabuqa Corona ugu dhimatay dalka mareykanka ayaa imika aad sare ugu sii kacday. Tirada ayaa iminka ka sare martay 5,000, sida laga soo xigtay jaamacadda Johns Hopkins, Mar sii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Cafis U Fidiyay Maxaabiis Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoojinaya dadaallada ku aaddan ka hortagga cudurka Koroona ayaa Cafis Madaxweyne u fidiyey 148 maxbuus oo u xukunnaa dambiyo fudud. Madaxweynaha ayaa soo saaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 02-04-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Laamaha Amniga oo Gacanta ku dhigey Nin xaaskiisa diley Bandow ka dhaqan galay Guud ahaan deegaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Booliska Magaalada Cadaado Oo Howlgal Ku Soo Qabtay Maandooriyayaal Ciidamada booliska magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen maandooriyayaal ay sheegeen in dad kala duwan ay ku isticmaalayeen gudaha magaaladaasi. Taliska booliska Cadaado ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Sida ay u Dhacday Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed Baarlamaanka dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa soo gaban gabeeyey doorashadii gudoomiye- xiigeennada baarlamaanka labaad ee maalmulka oo maanta galinkii hore Cali Siciid Fiqi u doortay gudoomiyha golaha wakiillada. Guddoomiye ku-xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo Ee Goobjoog 1-4- 2020 Qodobada aad ku dhageysan doontaan barnaamij wareed galabnimo waxaa ka mid noqon doono Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyey in uu Maanta ku geeriyoodey Magaalada london ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Biixi oo Maxaabiis Cafis u Fidiyey Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxaa cafis loogu fidiyey maxaabiista ku xiran deegaannada kala duwan ee Somaliland. Wareegtada madaxweyne oo summadeedu tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Safiirkii Soomaaliya Ee Midowga Yurub oo Noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Baarlamaanka dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa goordhow guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulaasi u doortay safiirkii hore ee Soomaaliya ee Midowga Yurub Dr. Cali Siiciid Fiqi. Hoolka ay ka dhaceysay doorashada guddoonka ayaa…