Madaxweyne Madoobe oo Kismaayo Ku Soo Xiray Shirka Beelo Ku Dagaalamay Jubbada Hoose Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo xiray shirweynaha dib u heshiisinta beelo walaalo ah ee ku diriray Jubba Hoose. Shirkan waxaa sidoo kale kasoo qayb galay… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya Oo Qalab Caafimaad Oo Lagula Tacaalayo COVID-19 Geysay Jubbada Hoose iyo Mudug Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda caafimaadka ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay magaalada Gaalkacyo ee xanta Gobalka Mudug iyo magaalada Afmadow ee Jubbaland si sare loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha Qaranka oo Soojeedisay In Laga Tashto Hannaanka Doorashada 2020/2021 Madasha xisbiyada qaran ee ka jira daka ayaa maanta qoraal ay soo saareen waxaa dowladda federaalka ah loogu baaqay in ay qabato doorasho waqtigeeda ku dhacda, iyagoo soo dhoweeyey hadalkii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Coronavirus Kiisaskii Ugu Badnaa Ka Diiwaan Gelisay Jubbaland. Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixinteeda maalinlaha ee COVID-19 waxaa ay ku sheegtay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyey kiisas cusub oo Coronavirus kuwaas oo gaarayo 60 xaaladood…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda oo Cambaareeysay Qaraxii Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay qaraxii maanta ka dhacay duleedka magaalada caasimadda Muqdisho, ka dib markii qarax uu miino oo wadada la geliyey ay haleeshay gaari Caasi ah oo ku…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur “Guddiga Doorashooyinka Waan In Uu Cadeeyaa In Ay Doorasho Dhici Kart Iyo In Kale ” Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka oo waraysi siiyay Goobjoog ayaa sheegay in guddiga Doorashooyinka ay Cadeeyaan in ay doorasho dhici karto iyo in kale.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinta Qaraxa Ka Dhacay Jidka Muqdisho-Afgooye Waxaa faahfaahinno dheeraad ah laga helayaa qarax miino oo saakay ka dhacay duleedka magalada Muqdisho kaas oo ay ku waxyeeloobeen dad shacab ahaa oo ku safrayey wadada u dhaxeysa Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maasuul Ka Tirsanaa Maamulka Deyniile oo Ay Xaaskiisa Ku Dishay Muqdisho Guddoomiyaha waaxda Halgan degmada Deyniile ee gobalka Banaadir Cabdulqaadir Fool Dibi ayaa ku geeriyooday mid ka mid ah isbitaalada ku yaalla magaalada Muqdisho ka dib markii xaaskiisa ay tooreey ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Xoogga Dalka oo Sheegay inay Howlgal Ku Dileen Xubno Ka Tirsan Al Shabaab Kaddib howlgal qorsheysan oo ay Ciidanka Xoogga dalka ka sameeyeen tuulooyinka Buulo-urunji iyo Busleey oo hoosyimaada deegaanka Jannaale ee gobolka shabeellaha hoose ayay ku dileen 18 kamid ah dagaalamayaasha Al-Shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Diiwaan Gelisay Kiisas Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa maanta oo ah Axad 31-05-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka oo…