Wasaaradda Waxbarashada oo Soo saartay War-saxaafadeed Ku Saabsan Imtixaanka Shahaadiga ah Sheeko:Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo maanta kulan habka adeegga casriga ah ee Internetka ku yeeshay kulan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maleeshiyaad Qof Xoolo-dhaqato Ah Ku Dilay Gobolka Galgaduud. Wararka ka imaanayo Gobolka Galgaduud ee deegaannada dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegayo in maanta kooxo maleeshiyaad ah ay dil ka geysteen deegaan dhaca duleedka magaalada Dhuusamareeb. Dil ayaa ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 38 xaalado cusub oo COVID-19 ah. 12 qofood ayaa ka bogsootay cudurka hal ruux ayaana…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiyaha Degmada Deyniile oo Ka Jawaabay eedeymo Tacaddi Ah oo Loo Jeediyay Maxamed Abuukar Jacfar guddoomiyaha degmada Deyniile ee gobalka Banaadir oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa ka jawaabay eedeymo la xiriira tacaddi oo maalmihii la soo dhaafay ay ku eedeeyeen dhalinyaro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee Maamulkii Ximan iyo Xeeb oo Maanta Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday Cabdi Maxmed Axmed Nuur (Cabdi Kuus) oo hore uga soo mid noqday masuuliyiintii ugu sareysay ee maamulkii la oran jiray ximan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobay iyo AMISOM oo Ka Qeyb Qaadanaya Baaritaanka Diyaaradda Ku Burburtay Bardaale Qoraal ka soo baxay ku xigeenka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay Adam Abdelmoula ayaa lagu sheegay inay ka qeyb qaadan doonaan baaritaanka ku aaddan sababta dhabta ah…
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Madaxweynaha Mareykanka oo Kala Diraya Guddiga La Tacaalidda COVID-19 ee Dalkaasi Aqalka Cad ayaa qorsheynayaa inuu todobaadyo gudahood uu ku soo afjaro shaqada guddiga ka hortagga Corona, iyadoo dalkaasi uu weli faro ba’an ku haayo xanuunka covid-19. Aqalka Cad ayaa wajahaya…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Howlgallo Dad Lagu Soo Qabtay oo Ciidanka Dowladda Ay Ka Fuliyeen Magaalada Muqdisho Ciidamada amaanka ayaa gacanta ku soo dhigay xubin ka tirsan Alshabaab oo sida la sheegay bam gacmeed ku tuuray bar-koontarool oo ku taalla waaxda Horseed ee degmada Yaaqshid ee gobalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taabid Cabdi oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Tacadiga Loo Geysanayo Suxufiyiinta Soomaaliyeed Guddoomiyihii hore ee gobalka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Faceboogga waxa uu uga hadlay tacadiyada ka dhanka ah saxaafadda iyada oo lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sheekh Shariif iyo Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya oo Kawada Hadlay Doorashada Dalka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed haatanna ah guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran ayaa isaga iyo safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Ben Fender waxa ay ka wada hadleen arrimo dhowr…