Madaxweyne Waare oo Gaaray Magaalada Baladweyne Sheeko:Amniga Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Hirshabeelle Madaxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaw gaaray Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan halkaasi oo ay ka jiraan howllo looga hortagayo fatahaada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Dhuusamareeb oo Amarro Ka Soo Saaray Dhismaha Dhulalka Sharci Darada ah Maamulka Magaalada Dhusamareb ayaa soo saaray Amaro ka dhan ah Dhulalka iyo Dadka Dhisanaya Wareegto ka soo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Magaalada Dhusamareb Macalin Cabdiraxmaan Cali Maxamed Geeda-qorow ayaa Bulshada looga…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Yuu Senator Fartaag Ku Eedeeyey Amarkii Looga Joojiyey Safarka Waxaa maanta garoonka diyaarada Aadan Cadde ee magaalada caasimadda ah Muqdisho laga joojiyey in ay ka duulaan labo senator oo ka tirsan aqlka sare ee baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya xili…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 57 xaalado cusub oo COVID-19 ah, 3 bukaan ay geeriyoodeen 8 ruux…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiirkii Waxbarashada Jubbaland oo Kismaayo Lagu Aasay Maydka Allaha u naxariisto wasiirkii wax barashada iyo tacliinta sare ee Jubbaland Marxuum Maxamad Ibraahim Maxamuud ayaa maanta laga soo dejiyey Garoonka diyaaradaha Sayyid Muxamed Cabdulle Xasan ee magaalada Kismaayo…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso:Taariikh Nololeedka Danjire Cabdiqani Maxamed Waceys Marxuum Cabdiqani Maxamed Waceys ayaa waxuu dhashay 15 May, sanadkii 1945 Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxbarashadiisii dugsiga sare kaga qalinjebiyay Magaalada Qaahira sanadkii 1965, waxa uu shahaadada koowaad…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Tababare Cali Xuseen “Kooxo Adag Ayaan Kula Ciyaarnay Boosaaso” Degmada Bosaas ee xarunta Gobolka Bari waxaa afartii sano lasoo dhaafay ciyaaro saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho ku yeelanayay dhallinyaro ka socotay magaalada Melbourne ee Dalka Australia iyo qaar ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirkii Soomaaliya ee Dalka Masar oo Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa dalka Kuwait ku geeriyooday safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar iyo jaamacadda carabta ee danjire Cabdulqaadir Maxamed Waceys waxaana geeridiisa ka tacsiyadeeyay xildhibaano ka tirsan golaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 82 Xisbi Siyaasadeed oo La Diiwaangeliyay Kuma Jiro Xisbiga Nabad iyo Nolol Sida ay sheegeen guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka waxaa shahaadooyin ku meel gaar ah la gudoonsiiyay 6 xisbi siyaasadeed oo ka mid noqonaya axsaabta siyaasadeed ee ka jirta dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug oo Kawada Hadlay Xiisadda Magaalada Gaalkacyo Madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Galmudug ayaa waxa ay kawada hadleen shaqaaqooyinka inta badan ku soo noqnoqday magaalada Gaalkacyo kaas oo dhexmara ciidamo kala taabacsan labadadaasi maamul iyo mararka qaar oo…