Madaxweyne Waare oo Sheegay in Hal Milyan oo Dollar Ka Badan uu u Helay Gargaarka Fatahaadda Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay soo gaareen lacago ka kala yimid dowladaha Somaliya iyo Jabuuti. Waare… 1 daqiiqo