Madaxweynaha Galmudug oo Puntland u Tacsiyeeyey Sheeko:Amniga Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka tacsiyeeyey dilkii loo geystay guddoomihii gobolka Mudug ee maamulka Puntland, Axmed Muuse Nuur Yarre oo maanta Gaalkacyo ugu geeriyooday… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Soomaaliya oo Cambaareysay Weerarkii Lagu Dilay Guddoomiyihii Gobolka Mudug Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay qaraxii maanta ka dhacay gobolka Mudug, kaas oo lagu dilay guddoomiyihii gobolka ee maamulka Puntland Axmed Muuse Nuur , dowladda ayaana cambaareysay qaraxaasi Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Qalab Looga Hortago Covid-19 Gaarsiisay Galmudug Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta agab Caafimaadka geysay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamul goboleedka galmudug taasi oo loogu talagalay ka hortaga iyo xakameynta cudurka dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Deni oo Ka Tacsiyeeyey Dilkii Guddoomiyahii Gobolka Mudug Ee Puntland Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya magaca dowladda iyo kan shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee guddoomiyihii gobolka Mudug marxuum Axmed Muuse Nuur…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 64 xaaladood oo COVID-19 ah, 4 qofood oo xanuunka ka bogsootay iyo 1 bukaan oo u geeriyooday. Marwo…
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Bangiga Adduunka oo Soomaaliya U ogolaaday $137.5 Milyan oo Wax Looga Qabanayo Covid-19, Daadadka iyo Abaarta Agaasinka baanka adduunka ayaa ansixiay in lacag dhan 137.5 million loogu yabooho Somaaliya si wax looga qabto abaaraha, fataahadaha dalka ku dhuftay iyo safmarka Coronavirus. Sanduuqa Hormarinta Caalamiga ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Galmudug oo Ansixiyay Golaha Wasiirada Maamulkaasi Kulan ay maanta magaalada Dhuusamareeb ku yeesheen xildhibaanada mamulka Galmudug ayaa waxa ay ku ansixiyeen wasiiradii dhowaan uu soo magacaabay madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor. Waxaana kulankan soo xaadiray 78…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Degdeg: Guddoomiyihii Gobalka Mudug ee Maamulka Puntland oo Qarax Lagu Dilay Wararka aan ka helayno magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan in gor dhow qarax ka dhacay magaaladaasi lagu dilay guddoomiyihii gobalka Mudug ee dhinaca Puntland Axmed Muuse Nuur. Qaraxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maxamed Cabdiqaadir “Waxaan Diyaar U Ahay Qabashada Macallimino Ee Xulka Qaranka ” Maxamed Cabdiqaadir Sheekhdoon oo ah aas aasaha iyo layliyaha naadiga kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa Goobjoog u sheegay in uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Maanta Diiwaan Gelisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa shaacisay in maanta deegannadeeda laga helay kiisas dhowr ah oo la xiriira caabuqa sida ad dunida u saameeyay ee COVID-19. Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland oo soo saaratay warbixinta maalin…