Faahfaahin: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Sheeko:Amniga Wararka naga soo gaaraya degmada Hodan ee gobalka Banaadir ayaa ku waramaya in goor dhow qeybo ka mid ah degmadaasi uu ka dhacay qarax geystay khasaare kala duwan. Qaraxa oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Ka Shirtay Qorshe Lagu Soo Celinayo Muwaadiniinta Ku Xayiran Caalamka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka shirtay qorshe la doonayo in lagu soo celiyo muwaadiniinta ku xayiran caalamka ee uu go’doonka galshay xanuunka Coronavirus oo adduunka saameyn adag ku yeeshay. Ra’iisul Wasaaraha…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga AMISOM oo Sheegtay in Gobalka Jubbada Hoose Ay Ku Dileen Xubno Ka Tirsan Al Shabaab Qoraal ka soo baxay howlgalka nabad ilaalinta AMISOM ayaa waxaa looga hadlay dagaal jimcihii Al shabaab ay ku qaadeen deegaanka Bilis Qooqaani ee gobalka Juubada hoose halkaas oo ay fariisin…