2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo Sheegtay inay Fashiliyeen Qaraxyo Lagu Aasayay Gudaha Magaalada Boosaaso Saraakiisha amaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa waxa ay sheegeen inay fashiliyeen qaraxyo lagu aasayay gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta goblka Bari, ka dib markii ay falkaas xog ka heleen hey’adaha…