Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Maanta 12 Xildhibaan Xasaanaddii Xildhibaannimo Ka Qaaday Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka dowlad degaanka Soomaalida ayaa maanta kula laabtay xasaanaddii xildhibaannimo 12 xildhibaan kuwaas oo maanta kulankii golaha muran ka dhex abuuray golaha. Xildhibaanadan ayaa doonayay in Ajendaha kulanka Baarlamaanka loogu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Milkiilaha Amiin Ambulance oo La Sii Daayey Aasaasaha hey’adda Aamin Ambulane oo adeeg gurmad lacagta la’aan ah u fidisa dadka Muqdisho Dr. Cabdiqaadir Adan oo booliiska ay saacado kahor ka kaxeysteen ayaa la sii daayey. Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Milkiilaha Amin Ambulance oo ay Booliisku la Baxeen Aasaasaha shirkadda si lacagta la’aanta ah dadka ambulance ugu qaata ee fadhigeedu yahay Muqdisho Dr. Cabdiqaadir Adan ayey booliiska kaxeysteen. Wararka ayaa intaasi ku daraya in milkiilaha Amin Ambulance weli…
1 daqiiqo Sheeko:War Milkiilaha Amiin Ambulance oo ay Booliisku la Baxeen Aasaasaha shirkadda si lacagta la’aanta ah dadka ambulance ugu qaata ee fadhigeedu yahay Muqdisho Dr. Cabdiqaadir Adan ayey booliiska kaxeysteen. Wararka ayaa intaasi ku daraya in milkiilaha Amin Ambulance weli…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ka bogsoodeen 16 qof oo cusub taas oo tirada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb oo Digniin u Diray Diyaaradaha aan Ku Soo Wargelin imaatinkooda Cabdulaahi Xasan Nuur oo ah maareeyaha garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu digniin u diray diyaaradaha iska yimaada caasimadda Galmudug ee aan imaatinkooda…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Eng Axmed Macallin: Goob aan Amni Ahayn Doorasho Qof iyo Cod Ah Kama Dhici Karto Aqoonyahan Axmed Macallin Cali oo ka mid aqoonyahanada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ka soo jeeda deegaanada Koonfureed islamarkaana Goobjoog ugu warrmaya qadka Skyp-ka ayaa waxa uu sharaxaad ka bixiyay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahinno Ka Soo Baxaya Askari Wiil Dhalinyaro Ahaa Ku Dilay Muqdisho Waxaa faahfaahinno dheeraad ah laga helayaa dil xalay askari ka tirsan ciidanka dowladda uu degmada Wadajir ugu geystay wiil dhalinyaro ahaa kaas oo xilliga la dilayay u socday masaajid uu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Daahir Geelle: Dowladdu Waxay Caayeysaa Garaadka Dadkeenna. 3 jeer ayaa Dib Loo Dhigay Dacwadda Baddeenna ay Kenya Nagu Haysato. Wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliya Amb Daahir Maxamuud Geelle oo qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebuugga uga hadlay qaddiyadda badda ee markii saddexaad dib loo dhigay ayaa carabka ku dhuftay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Diyaarinta iyo Dhameystirka Xeerarka Doorashooyinka Qaranka oo Laga Dalbaday inay Dedejiyaan Shaqadooda Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan la qaatay guddiga isku dhafka ah ee iyaga u qaabilsan diyaarinta iyo dhameystirka xeerarka doorashooyinka qaranka ayaa waxaa guddigaas looga dalbaday inay shaqadooda dedejiyaan maadaama guddiga…