1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday In Maalinta Bari Aysan Ciid Aheyn Dowladda Soomaaliya ayaa caawa ku dhowaaqday in maalinimada barito ay tahay maalinta ugu dambayso bisha Ramadaan lana ciidi doono maalinimada Axadda ay tahay 1-da Shawaal oo ku aadan 24-5-2020-ka. War…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoyska Coldoon: Cabdimaalik Lama Sii Deyn Qoyska weriye Cabdimaalik Coldoon ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey in uu weli xiran yahay oo aan laga deyn xabsiga. Mubaarik Coldoon iyo qaar kale oo ka tirsan qoyska ayaa xaqiijiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya oo Bilaawday Soo Daad-gureynta Muwaadiniinta Ku Xaniban Dalalka Caalamka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilowday in ay dalka dibaddiisa ka soo daadguraysato muwaadiniinteeda in ka badan muddo bil uga xayirnaa howlaha socdaal joojinta la xiriirta la…