Dad Hor Leh oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus Gudaha Deegaannada Soomaaliland Sheeko:Dalka Soomaaliland ayaa maanta oo ah sabti ah 30-05-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Farriin Cusub oo Ku Saabsan Wacyigelinta COVID-19 Halkan ka daawo baraamij kale oo ku saabsan wacyi gelinta Coronavirus
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Mareykanka: Dibadbaxyaal Careysan oo Gubay Xarun Boolisku Ku Leeyihiin Minneapolis Xarun boolis oo ku taalla magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa dab la qabadsiiyay iyadoo dibadbaxyo rabshada wata ay ka socdaan magaladaasi habeenkii seddaxaad. Muddaaharaadayaasha ayaa ka careysan dilka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Ku Xayirnayd Sacuudiga oo Dalka Dib Loogu Soo Celiyay Dowladda federaalka ah ayaa dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaas oo sida la sheegay ku go’doonsanaa dalka Sacuudiga tan iyo markii caalamka uu kala xirxiray xanuunka safmarka ah…