Maamulka Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb oo Digniin u Diray Diyaaradaha aan Ku Soo Wargelin imaatinkooda Sheeko:Dalka Cabdulaahi Xasan Nuur oo ah maareeyaha garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb oo wareysi gaara siiyay Goobjoog News ayaa waxa uu digniin u diray diyaaradaha iska yimaada caasimadda Galmudug ee aan imaatinkooda… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Eng Axmed Macallin: Goob aan Amni Ahayn Doorasho Qof iyo Cod Ah Kama Dhici Karto Aqoonyahan Axmed Macallin Cali oo ka mid aqoonyahanada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ka soo jeeda deegaanada Koonfureed islamarkaana Goobjoog ugu warrmaya qadka Skyp-ka ayaa waxa uu sharaxaad ka bixiyay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinno Ka Soo Baxaya Askari Wiil Dhalinyaro Ahaa Ku Dilay Muqdisho Waxaa faahfaahinno dheeraad ah laga helayaa dil xalay askari ka tirsan ciidanka dowladda uu degmada Wadajir ugu geystay wiil dhalinyaro ahaa kaas oo xilliga la dilayay u socday masaajid uu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Daahir Geelle: Dowladdu Waxay Caayeysaa Garaadka Dadkeenna. 3 jeer ayaa Dib Loo Dhigay Dacwadda Baddeenna ay Kenya Nagu Haysato. Wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliya Amb Daahir Maxamuud Geelle oo qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebuugga uga hadlay qaddiyadda badda ee markii saddexaad dib loo dhigay ayaa carabka ku dhuftay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Diyaarinta iyo Dhameystirka Xeerarka Doorashooyinka Qaranka oo Laga Dalbaday inay Dedejiyaan Shaqadooda Baarlamaanka Soomaaliya oo kulan la qaatay guddiga isku dhafka ah ee iyaga u qaabilsan diyaarinta iyo dhameystirka xeerarka doorashooyinka qaranka ayaa waxaa guddigaas looga dalbaday inay shaqadooda dedejiyaan maadaama guddiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdikariim Guuleed: Tallaabada Ay Maxkamadda ICJ Markii Saddexaad Dib ugu Dhigtay Dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya Waxaa Ku Jira Tuhun Badan Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed oo ka hadlay kiisaka dacwadda badda ee ay Kenya Muranka gelisay ayaa sheegay in tuhun badan uu ku jiro in markii saddexaad maxkamadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Soo Saartay Awaamiir Ku Saabsan Maalmaha Ciidda Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa soo saaray awaamiir cusub oo la xiriira maalmaha ciidda gaar ahaan salaadda maalinkaas la dukado. Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha diinta maamulkaas Cawil Sheikh Xaamud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka COVID-19 oo Jira: Akhriso Liiska Dalal Ay Doorashooyin Guud Ka Dhaceen Labadii Bil ee La soo Dhaafay Xilli dunida uu jira COVID-19, oo cabsi badan ay jirto hadana taasi kama reebin dalalka qaar iney doorasho galaan, oo waajibka qaran ay gutaan. Haddaba, Goobjoog News waxaa ay akhristayaasheeda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasiirka Caafimaadka i yo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 71 xaaladood oo COVID19 ah, taas oo tirada…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo Dib u Dhigtay Waqtiga Imtixaanka Shahaadiga ah Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee doowlad goboleedka Puntland ayaa sheegtay in wasaaraddu dib u dhigis ku sameysay qabashada Imtixaanka Shahaadiga oo sanad weliba laga qaado arday dugsiayada sre iyo…