Madaxweyne Deni oo Magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Ku-xigeenkiisa Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Maanta magacaabay guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus iyo ku-xigeenkiisa. Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Puntland Siciid… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muxuu Guddoomiyihii Hore Kooxda Elman Isku casilay Guddoomiyaha hore Naadiga Kubbadda Cagta Elman, Cabdirisaaq Faarax Cumar (Goroje) ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka guddoomiyenimada, kaddib muddo 2 sano ah oo uu xilkaas hayay. Mudane Goroje…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Heshiis La Dhex Dhigay Beelo Ku Dagaalamay Gobalka Mudug Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka General CabdiCasiis Cabdilaahi Cabdi Qooje ayaa sheegay in lagu guulestay heshiis hordhac ah oo la dhax dhigay beelo ku dagaalamay deegaanka Laas-Gacameey oo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya oo Dalbatay in Dib Loo Dhigo Dacwadda Badda iyo Dowladda Soomaaliya oo Ka Biyo Diiday Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Kenya ay markale dalbatay in dib loo dhigo dacwadda badda ee u dhaxeysa dowladaha Soomaaliya iyo Kenya taas oo taal maxakmadda cadaaladda adduunka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland: 19 Qof oo Cusub ayaa Laga Helay Xanuunka Coronavirus Soomaaliland ayaa shaacisay in maanta deegannadeeda laga helay kiisas dhowr ah oo la xiriira caabuqa sida ad dunida u saameeyay ee COVID-19. Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland oo soo saaratay warbixinta maalin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor oo Soo Dhameystiray Liiska Golahiisa Wasiirada Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay waxa uu soo dhameystiray liiska golahiisa wasiirada iyadoo la filay in madaxweynuhu uu liiskaan ku dhawaaqo. Liiska masuuliyiin la magacaabay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Shaacisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Saacadihii la soo dhaafay deegaannada maamulka Puntland waxaa laga xaqiijiyay kiisas cusub oo Coronavirus ah ka dib war ka soo baxay wasaaradda caafimaadka maamulkaasi. Wasaaradda ayaa shaacisay in 11 ruux…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriye Gurbiye oo Wareysi Taariikhi Ah La Yeeshay Cali Berdura oo Ka Tirsanaa 13-kii SYL Maanta waa 77 sano guuradii kasoo wareegatay aasaaskii ururkii wadaniga ahaa ee SYL. Munaasabaddan iyo maalinta dhalinyarada darteed, Goobjoog News waxaa ay ku maamuseysaa wareysi taariikhi ah oo laga soo qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkmadda Racfaanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir kaddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 65 xaaladood oo COVID-19 ah, 5 qofood oo xanuunka ka boqsootay iyo hal bukaan oo u geeriyooday. Marwo…