Webiga Shabeelle oo Ku Fatahay Tuulooyin Hoos Yimaado Jowhar. Sheeko:Wararka Caafimaadka Wabiga Shabeelle ayaa maanta ku fatahay Tuulooyin hoosyimaada magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabeelle, waxaana ka mid ah deegaanada uu Wabiga ku fatahay Kalluundi, Timire iyo Maangaay oo dhammaan ku… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland oo Sheegtay in Gacanta Lagu Dhigay Xubin Ka Tirsan Daacish Halka La Dilay Mid Kale Ciidamada BSF dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay howlgal subaxnimadii saakay ka dhacay magaalada Bosaso ee Gobolka Bari ay ku dileen xubin ka tirsan kooxda Daacish ka dib dagaalamayaal ka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maamulka Degmada Luuq oo Ka Warbixiyey Khasaaraha Ka Dhashay Fatahaadda Webiga Jubba Guddoomiyha Degmada Luuq ee Gobolka Gedo Ibraahim Maxamed Nuur (Towfiiq) ayaa sheegay in 92 Tuulo oo ku yiillay Webiga hareerahiisa ay baabi’isay fatahaad halkaasi ka dhacday dhowaan. Guddoomiye Towfiiq oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Warbixisay Kororka Coronavirus 48-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku sheegtay in labadii maalin ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 69 xaalado cusub oo COVID-19 ah, 4 bukaan ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Ka Hadalay Gaari Qarax Siday oo Lagu Qabtay Bosaso Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta isaga oo ku sugan magaalada Qardho ee goboolka Karkaar wuxuu ka hadlay howlgal ciidamada amniga gobolka Bari, ay ka sameeyeen magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Booliska Galmudug oo Beeniyay in Xubno Ka Tirsan Al Shabaab Laga Sii Daayay Xabsiga Dhuusamareeb Shir jaraa’id oo uu goor dhow magaalada Dhuusamareeb ku qabtay taliyaha booliska Galmudug gaashaanle sare Cabdikariin Xuseen Macallin ayaa waxa uu ku beeniyay war ku saabsan in xubno looga shakiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Xaqiijisay Kiisas Cusub oo COVID-19 Ah Wasaaradda caafimaadka Soomaaliland ayaa xaqiijisay in kiisas cusub oo Coronavirus ah laga helay deegaannadooda halka sidoo kale ay korortay tirade dadka u geeriyoonaya xanuunkaan. Agaasimaha wasaaraddaasi Dr Maxamed Xergeeye oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AMISOM oo Sheegtay in Ciidamo Itoobiyaan Ah Ay Soo Rideen Diyaaraddii Ku Burburtay Bardaale Qoraal ka soo baxay taliska midowga Afrika ee loo yaqaan AMISOM ayaa waxaa warbixin looga soo saaray diyaaraddi ay lahayd African Express ee 4-tii bishan ku burburtay degmada Bardaale taas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyihii Booliska Dhuusamareeb oo Faahfaahin Ka Bixiyay Sababtii keentay iscasilaaddiisa Waxaa xalay saq dhexe xilkii iska casilay taliyihii booliska Dhuusamareeb dhame Burhaan Axmed isaga oo faahfaahin ka bixiyay sabatii keentay iscasilaaddiisa. Taliyaha oo isla xalay shir jaraa’id ku qabtay caasimadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: $6 million oo Ayaan u Qoondeynay Doorashada Soomaaliya ee 2020/2021 Mareykanka ayaa sheegaya in ay Soomaaliya ka taageerayaan doorashada guud ee 2020/2021 balse aaney u yeerin-doonin. Ambassador Yamamoto oo ah safiirka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheeko muuqaal ah uu la…