Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir oo La Wareegay Saldhigga Cusboole Ee Degmada Deyniile Sheeko:Arrimaha Amniga Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ay wehliyeen taliyaha qeybta Booliiska ee Gobolka Banaadir Jeneraal Saadaq Cumar Maxamed iyo taliyaha qeybta galbeed ee Booliiska Gshaanle Dhexe Yuusuf… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Xaaladaha Cusub Ee Ka Soo Kordhay Coronavirus Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 55 xaalado cusub oo COVID-19 ah. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kaftan Ibraahim “Waan Ku Faraxsanahay Soo Joogitaanka Kooxda Horseed” Kabtanka kooxda Horseed Ibraahim Cabdi Maxamed ayaa heshiisa cusub u saxiixay kooxdiisa wuxuuna sheegay tan iyo markii uu kaga soo biiray naadiga Gaadiidka uu horomar wanaagsan iyo guulo waaweyn ee…
6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorasho 2020/21: Prof Afyare, Cabdinuur Daahir, Faysal Rooble iyo Xaliimo Yarey oo Ka Hadlay Suurtagalnnimada Qabsoomidda Iyada oo dalku uu ka jiro Covid 19, baarlamaanka federaalka ah oo fasax tahay ayaa hadana waxaa dhow doorashada 2020/2021 oo ay aheyd in xilliga ay meel fiican mareyso. Haddaba…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo iyo Guddiga Xakameynta COVID-19 oo Wada Hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khadka internetka kaga qeyb galay shirka joogtada ah ee Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 ayaa ku bogaadiyey Xukuumadda in la gaarsiiyey Dowlad Goboleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirkii Waxbarashada Jubbaland oo Geeriyooday iyo Madaxweyne Axmed Madoobe oo Ka Tacsiyadeeyay Allaha u naxariistee waxaa isbitaal ku yaalla dalka Hindiya ku geeriyooday wasiirkii waxbarashada maamulka Jubbaland Maxamed Ibraahim Maxamuud waxaana geeridiisa ka tacsiyadeeyay madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Islaam Madoobe. Marxuumka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashada oo Soo saartay War-saxaafadeed Ku Saabsan Imtixaanka Shahaadiga ah Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo maanta kulan habka adeegga casriga ah ee Internetka ku yeeshay kulan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maleeshiyaad Qof Xoolo-dhaqato Ah Ku Dilay Gobolka Galgaduud. Wararka ka imaanayo Gobolka Galgaduud ee deegaannada dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegayo in maanta kooxo maleeshiyaad ah ay dil ka geysteen deegaan dhaca duleedka magaalada Dhuusamareeb. Dil ayaa ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 38 xaalado cusub oo COVID-19 ah. 12 qofood ayaa ka bogsootay cudurka hal ruux ayaana…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Degmada Deyniile oo Ka Jawaabay eedeymo Tacaddi Ah oo Loo Jeediyay Maxamed Abuukar Jacfar guddoomiyaha degmada Deyniile ee gobalka Banaadir oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa ka jawaabay eedeymo la xiriira tacaddi oo maalmihii la soo dhaafay ay ku eedeeyeen dhalinyaro…