1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Diiwaan Gelisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Iyada oo lagu guda jiro maalmihii ciidda ayaa xukuumadda Soomaaliland waxa ay shaacisay in maanta deegannadeeda laga helay kiisas dhowr ah oo la xiriira caabuqa sida ad dunida u saameeyay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsanaa Maamulka Puntland oo Coronavirus u Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho caabuqa Coronavirus ugu geeriyooday wasiirkii Deegaanka iyo Beeraha Puntland Ismaaciil Diiriye Gama’diid waxaana geeriddiisa ka tacsiyadeeyay masuuliyiinta ugu sareysa ee maamulkaasi. Wasiirka ayaa dhowaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo DF Ku eedeeyay inay Colaad Ka Hurineyso Soomaaliland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni oo la hadlay BBC-da ayaa waxa uu soo hadal qaaday wadahadallada dowladda dhexe iyo maamulka Soomaaliland waxa uuna tilmaamay in waddada haatan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ilhaan Cumar: Waan Guuleysannay! Xildhibaanka Congress-ka Mareykanka Ilhaan Cumar ayaa axaddii heshay taageerada DFL si uga qeyb gasho Doorashada Horudhaca ah ee August 11 ee kursiga xisbiga dimoqoraadiga ee Congress-ka ku leeyhiin Minneapolis. Marwo Ilhaan Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahinta Qaraxa Waxyeellada Badan Ee Baydhabo Wararka ka imaanaya magaalada Baydhaba ee caasimadda dowlad goboleedka Koonfur galbeed ayaa sheegay in qarax xooggan uu ka dhacay halkaas galinkii dambe, kaas oo sababay khasaare soo gaartay dad shacab…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Safiirkii Jaamacadda Carabta oo Muqdisho Ku Geeriyooday, Abu Geyth oo Ka Hadlay Waxaa galabtii sabtida magaalada Muqdisho ku geeriyooday safiirkii ururka jaamacadda carabta ee Soomaaliya Xamuud Bin Samraan Al-xuweydi. Xogheyaha guud ee jaamacadda carabta Axmed Abuu Geyth ayaa ka tacsiyeeyey isaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Sheekh Cali Dheere “Coronavirus Halis Ayuu Ku Yahay Dalkeena Waa In Aan Muujinaa Difaac Adag”
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh: Qoomkii Isquursadaa, Qoom Kale Ayuu Qoryaha u Guraa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shacabka la wadaagay hambalyada munaasabadda ciidul fidriga ayaa sidoo kale ka hadlay arrimo uu sheegay in la qaldan yihiin siyasadda. Mudane Xasan…