Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Ciidamo Ku Wareejiyey Koonfur Galbeed Sheeko:Amniga Madaxweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed( Laftagareen) oo maalmahaan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa lagu wareejiyay Ciidamo ka tirsan Booliska Gaarka ah oo horay maamulka uusan… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo Qalab Caafimaad oo Looga Hortago COVID-19 Gaarsiisay Garbahaarey Maamulka magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobalka Gedo ayaa la wareegay gargaar caafimaad oo ay Dowladda Federalka ugu talagashay ka hortagga faafidda cudurka safmarka ee COVID-19 oo ay ku wareejiyeen mas’uuliyiin…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xukuumadda Soomaaliya oo Billowday Fulinta Amarkii Ra’iisulwasaare Kheyre Ee Doorashada Shirka Guddi hoosaadka Tubta Siyaasadda loo dhanyahay oo maanta lagu qabtay Muqdisho ayaa lagu falanqeeyay sidii loo fulin lahaa amarkii Ra’iisul Wasaaraha ee ahaa in Xukuumaddu si buuxda uga shaqayso…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Safaaradda Soomaaliya Ee Uganda oo Ku Guuleystay Soo Celinta Muwaadiniin Ku Xayirnaa Dalkaasi Waxaa maanta dib looga celiyay magaalada Muqdisho muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku go’doonsanaa dalka Uganda tan iyo markii uu caalamka kala xirxiray xanuunka safmarka ah ee Coronavirus, islamarkaana hakiyay duulimaadyadii isaga…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Hay’adaha u Xilsaaran Dib-u-eegista Dastuurka oo Ka Shiray Qorshaha Dhameeystirka Dastuurka Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee XFS Mudane Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta gudoomiyay shir ay ka qeybgaleen dhamaan masuuliyiinta sar-sare ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga Baarlamaanka ee La-socodka Dib-u-eegista iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Taqal “Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Ha Soo Dhaafo Muqdisho” Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Jubaland Axmed Faarax Taqal (Tim-jilac) ayaa sheegay in madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya laga doonayo in ay is badal ay sameeyeen horomarna gaarsiiyeen guud ahaan Wadanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Warbixin Ku Saabsan Haweenka Ka Ganacsada Caanaha Haweenka ka ganacsada caanaha xiliga habeenkiiay sheegay in ay dhibaatooyin kala kulmaan halista Waddooyinka Muqdisho wariyaha goobjoog Maariya Aadam Harlin ayaa booqatay suuqyada lagu iibiyo caanaha,iyadoo warbixintan ka diyaarisay
1 daqiiqo Sheeko:War Muuse Biixi Cabdi Oo Soo Xiray Wajiga Labaad Ee Barnaamijka Shaqo Qaran Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa soo xiray wajiga labaad ee Barnaamijka shaqo qaran
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Xaaladaha Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Wasaaradda caafimaadka iyo daryeellka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixinteeda maalin laha ah ku sheegtay in dalka laga diiwaan geliyey kiisas cusub oo xanuunka Coronavirrus oo gaarayo 47 kiis 24-…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya Oo Shatiga Duulimaad Kala Laabatay Shirkado Laga Lee Yahay Kiinya Dawladda Soomaaliya ayaa liisankii duulimaadka ay ku iman lahaayeen Soomaaliya kala noqotay diyaaradaha laba shirkadood oo ka diiwaan-gashan dalka Kenya. Dawladda Somaaliya ayaa ku eedaysay mid ka mid ah labada…