U bood dhigaalka

Warbixin Ku Saabsan Haweenka Ka Ganacsada Caanaha

Juun 1, 2020

Haweenka ka ganacsada caanaha xiliga habeenkiiay sheegay in ay dhibaatooyin kala kulmaan halista Waddooyinka Muqdisho wariyaha goobjoog Maariya Aadam Harlin ayaa booqatay suuqyada lagu iibiyo caanaha,iyadoo warbixintan ka diyaarisay