Fowsiyo Xaaji oo ah guddoomiyaha Xisbiga Hiigsi ahna Xildhihaan Golaha Shacabka ayaa Goobjoog u sheegtay in sharciga Doorashooyin uu Madaxweynaha saxiixay uu yahay mid baal marsan dalka.
Fowsiyo Xaaji Aadan “Sharciga Madaxweynaha Saxiixay Ma Ahan Mid Waafaqsan Sharuucda Wadanka”
Juun 1, 2020