Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyey COVID-19 Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka iyo daryeel bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixinteeda maalin laha ah ku sheegtay in dalka laga diiwaan geliyey kiisas cusub oo Coronavirus ah 24-kii saac ee tagtay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliska Ciidanka Ilaalada Wadooyinka Caasimadda oo Ka Digay Ku Xad Gudubka Sharuucda Taliska ciidanka illaalinta nabad-gelyada wadooyinka ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta xarunta fiish taraafiko ee degmada shangaani ku soo bandhigay Cabdi Liibaan cabdi oo 15 jir aan gaarin da’da wadista…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni iyo Ku Xigeenkiisa Axmed Karaash oo La Heshiisiiyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta lagu heshiisiiyay madaxtooyada maamulkaas ee Garowe ka dib kulan saacado qaatay oo halkaasi ka…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Dacar “ Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Is Badal Ayaan Ka Rabnaa” La taliyaha maamulka isboortiga Gobolka Banaadir Cabdiqaadir Xaaji (Dacar) ayaa sheegay in bulshada kubbadda cagta ay doonayaan in ay is badal sameeyeen mas’uuliyeenta Xiriirka Kubbadda Cagta. “Xiriirka kubbadda cagta waa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Toogasho Ka Dhacday Mareykanka iyo Madaxweyne Trump oo u Goodiyay Dibadbaxayaasha Askari ka tirsan booliska magaalada Las Vegas ayaa ka mid ahaa laba qof oo lagu toogtay halkaas maalintii Isniinta ahayd, sida ay warbaahinta dalkaas sheegtay. Warbixin oo lagu qoray wargayka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Qoorqoor: Galmudug Maanta Waxaan Ka Xareyneynaa Hubka Gacmaha Gooni Goonida Ah Ku Jira Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegay in maamulkiisa uu dadaal badan uu ku bixin doono sidii Maleeshiyaadka tira…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Soomaaliland oo Laga Helay Coronavirus Wasiirka maalgashiga iyo hormarinta Soomaaliland Maxamed Axmed Cawad ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka waxa uu ku shaaciyay in laga helay fayraska COVID-19 ka dib baaritaan lagu sameeyay. Mr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cumar Filish oo ka Jartay Macallimiinta Masaarida ee 15-May Biyaha iyo Baadka Maamulka gobalka Banaadir ayaa ka joojiyay taakuleyntii uu siin jiray macallimiinta iyo guud ahaan iskuulka 15 May ee magaalada Muqdisho. Warqad uu ku saxiixanyahay guddoomiyaha gobalka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud…