Wiil Dhallinyaro ah oo Lagu Dilay Muqdisho Sheeko:Amniga Askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta galinkii dambe wiil dhalinyaro ah ku dilay agaarka isgooyska Tarabuunka degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Marxuumka la dilay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliska Booliska Soomaaliya oo Ka Warbixiyey Qaraxyo Lagu Qabtay Muqdisho Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ka warbixiyey Qarax ay sheegeen in maanta ciidamada Booliska caasimadda ka howlgalla ay fashiliyeen sida ay hadalka u dhigeen waxaana xusid mudan in maanta magaalada …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la Kulmay Madaxweynayaashii Hore Ee Dalka Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sh. Abdirahman ayaa kulan gaar ah ku casuumay hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran. Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada qaran Sh. Shariif Sheekh Ahmed iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka COVID-19 Ah 24-Saac Ee Tagtay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay 45 xaalado cusub oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Xuska Maalinta Caalamiga ah ee badqabka Cunnada Adduunka oo Muqdisho lagu qabtay. Xuska Maalinta Caalamiga ah ee badqabka Cunnada Adduunka oo Muqdisho lagu qabtay.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Ganacsatada Fatahaada Beledweyne oo Lagu Wareejiyey Lacag Gaareyso $1,140,000 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa munaasabad uu ku qabtay magaalada Beledweyne ku wareejiyay Guddiga Ganacsatada Fatahaada Beledweyne lacagtii loogu talo galay fatahaadda Beledweyne ee ka kala…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiyaha FESOJ oo Soo Dhoweeyey Hadalka Villa Somalia Ee Kiiska Gurbiye Guddoomiyaha ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee FESOJ Abaadir Cabdiqaadir Cilmi ayaa soo dhoweeyey dalabka mas’uul ka tirsan Villa Somalia ee ah in dib loo eego dacwada ka dhanka ah weriye Cabdicasis…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo Imtixaanka Shahaadiga ah Qaadayso Wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowlad goboleedka Puntland, ayaa maanta shaacisay tirada ardayda u fariisanaysa imtixaanka shahaadiga ah, xarumaha imitixanaadka lagu galayo, Kormeerayaasha iyo Macallimiinta ka qayb galaya Ilaalinta…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dibadbax Looga Horjeedo Hadalka Madaxweynaha Ee Maqaamka Xamar oo Dhacay Waxaa maanta jidadka magaalada Muqdisho qaar ka mid ah isugu soo baxay shacabka badan kuwaas oo ka soo horjeeday in la siyaasadeeyo maqaamka gobolka Banaadir iyo matalaaddiisa siyaasadda ee Aqalka…
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mug La’aanta Hadal Jeedinta Madaxweyne Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sabtidiia khudbadda furitaanka kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka federaalka ah ka horjeediyay labada gole isaga oo ka hadlay arrimo badan. Maxay aheyd in Madaxweyne Maxamed…