Faahfaahinno Ka Soo Baxaya Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Kismaayo Sheeko:Amniga Wararka aan ka helayno magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in magaaladaasi xalay uu ka dhacay qarax sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka ee Maanta Xildhibanaada golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyay ee kalfadhiga 7-aad ku yeelanaya xaruntooda magaalada Muqdisho ka dib markii uu sidaasi shaaciyay guddoonka golahaasi. Kulankan oo noqonaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo War Ka Soo Saartay Doorashooyinka 2021, eedeyna u Jeedisay Dowladda Federaalka Ah Warsaxaafdeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa waxaa looga hadlay doorashooyinka dalka ku soo wajahan sanadka 2021 waxaana sido kale warsaxaafadeedkaas eedeyn loogu jeediyay madaxda dowladda federaalka Soomaaliya. Puntland waxa…