Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga Gobolka Hiiraan oo Ka Warbixiyay Howlgallo Laga Sameeyey Baladweyne Sheeko:Amniga Guddoomiye ku-xigeenka Amniga Gobolka Hiiraan ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ay ciidamada amniga ka wadaan xaafado ka mid ah magaalada Beladweyne oo la xiriirta sidii gacanta loogu soo dhigi… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Galmudug oo Tababar u Furay Ciidan Kamid Noqonaya Darawiishta Galmudug Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa tababar u furay ciidamo loo tababarayo in ay qeyb ka noqdaan ciidanka daraawiishta Galmudug, kuwaa oo lagu tababarayo xerada tababarka Indha…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wax ka Ogow Taariikhda Laacibkii Hore kooxda LLP Jeenyo Iyo Xulka Qaranka Maxamed Xaaji (Uurey) Wax ka Ogow taariikhda laacibkii hore kooxda LLP Jeenyo,Gobolka Bay iyo Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamed Xaaji Aadam Uurey oo sanadkii la soo dhaafay ku geeriyooday Wadanka Canada. Halkan Ka Daawo…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Dibadbaxyo Caddaalad Loogu Raadinayo Shukri Cabdi oo Ka Dhacay London Kadib Dilkeedii Dibad-baxyada ka socda London ee lagu diidan yahay cunsuriyadda iyo dilkii askarigii Maraykanka ahaa uu u gaystay George Floyd ayaa waxaa kusoo biiray dad Soomaaliyeed oo iyaguna caddaalad u doonaya…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Conronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 26 qof oo cusub, taasi oo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Kuuriyada Waqooyi oo Digniin u Dirtay Dowladda Mareykanka Kuuriyada Waqooyi ayaa waxay sheegtay in Maeylkanka looga baahan yahay in uusan ka hadlin arrimaha xiriirka labada Kuuriya waa haddii uu Mareykanku doonayo in doorashooyiinka madaxwaynanimada ay u dhacaan si…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiir Sabriye iyo Guddoomiye Xaliimo Yareey oo Hortagay Guddiga Arrimaha Gudaha ee Golaha Shacabka Kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobolada iyo Amniga ayaa maanta ka dhacay xarunta Villa Hargeisa. Ajandaha kulanka ayaa ku saabsanaa wax-ka-beddelka iyo Kabista Sharciga Axsaabta Siyaadda dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baaqii Aqalka Sare: Sheekh Bashiir Oo Iska Fogeeyey iyo Cali Wajiis oo Dhaxalgal Ku Tilmaamay Waxaa saacadihii lasoo dhaafay iska soo daba dhacayey taageerada ay qeybaha kala duwan ee bulslada Soomaaliyeed, siyaasiinta, axsaabta dalka, isbaheysiyada, dowlad goboleedyada iyo xataa beesha caalamkaba u muujinayaan go’aanka uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Caruur Waxyeello Ka Soo Gaartay Walxaha Qarxa Degmada Deyniile Waxaa warar dheeraad ah ay ka soo baxayaan qarax ka dhacay degmada Deyniile oo ay ku waxyeeloobeen caruur wada dhashay ka dib markii ay ku ciyaareen aalad qaraxda. Qaraxa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muwaadin Soomaaliyeed oo Lagu Dilay Koonfur Afrika Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ayaa gudaha wadankaasi ku dilay wiil ka mid ah Soomaalida ku gacasata dalkaasi xili uu ku sugaa meel aan sidaas uga fogeyn goobtiisa ganacsiga. Marxuumka la…