2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland oo Ka Warbixisay Howlgallo Laga Sameeyey Magaalada Kismaayo Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo ka sameeyey xaafado ka tirsan magaalada Kismaayo ee caasimadda u ah maamulkaasi, howlgalka ayaa yimid ka dib weerar Bam loo adeegsaday oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Akhrinta 1-aad Marsiiyay Sharcigii Ugu Horeeyey Kalafadhiga 7-aad Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa Akhrinta 1-aad marsiiyay Hindisaha dib u eegista iyo kaabista sharciga xisbiyada siyaasadda. Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii…