Yuusuf Yuusuf “ Wasiir Khadiijo Qalad Ayay Ku Haystaa Warbaahinta Goobjoog ”
Sheeko:Wararka Cayaaraha

Yuusuf Maxamed Yuusuf oo ah qoraa xaga ciyaaraha ayaa sheegay in Wasiirka ciyaaraha iyo dhallinyarada Dowladda Khadiijo Maxamed Diiriye iyo xiriirada ka dhisan Soomaaliya aysan xaq u laheyn in garoomada ciyaaraha aysan ka celin karin warbaahinta iyo muwaadintiinta.
Halkan Ka Daawo Qoraa Yuusuf Yuusuf oo u waramay Goobjoog News