U bood dhigaalka

Jubbaland oo Ka Hortimid In Loo Aqoonsado Maamul KMG

Sheeko:Baarlamaanka

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka hortimid hadal ka soo yeeray dowladda fedraalka Soomaaliya, kaas oo lagu sheegay in dowaladdu madaxweynaha Jubbaland ay u aqoonsatay madaxweyne kumeel gaar ah.

Wafsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada ayaa lagu xusay in doorashadiii lagu soo doortay madaxweyne Axmed Madoobe  ay saldhig tahay dastuurka ah KMG ee jamhuuryiyadda federaalka Soomaaliya.

Qoraalka ayaa dhanka kale lagu sheegay in nasiib darro ay tahay tallaabo weliba oo dowladda federaalka ay qaado in ay tahay mid baalmarsan dastuurka dalka u yaalla sida lagu yiri qoraalka.

Halkaan Ka Akhriso

 

 Goobjoog News