Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadda daah furka go’aamadii shirka dhab u heshiisiinta DFS iyo Somaliland ayaa u rajeeyey in shirkani uu guul, walaaltinimo iyo wax wada qabsi ku soo gaba-gaboobo.
Muuqaal:-Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Shirka Dhab U Heshiisiinta Soomaaliya Iyo Somaliland
Juun 15, 2020