Muuqaal:-Maxay Tahay Sababta Ay Dowladda Soomaaliya U Aqbashay Doorashadii Ka Dhacday Jubaland Waxaa Sharaxaad Ka Bixinaya Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur Oo Ah Bare Jamaacadda Umadda Sheeko:Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa qoraal ay soosaartay ku sheegtay in madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe u aqoonsatay mid KMG ah. Halkan Ka Aqriso Qoraalkii Ay Dowladdu Ku Aqbashay Doorashadii Jubaland… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Warbixisay Xadaha COVID-19 24-kii Saac Ee Tagtay Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in 27 bukaan ay ka bodsadeen cudurka covid-19 markii lala tacaalay ,taasi oo tirada guud ee dadka ka bogsooday…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Hadlay Odey Muqdisho Logu Dilay Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay dil maanta askari la sheegay inuu ka tirsanaa dowladda qof shacab ah ugu geystay degmada Xamar-jajab ee gobolka Banaadir. Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ibraahim Geedow “Xiriirka Kubbbadda CagtaS Soomaaliya Waa In Uu Wakiilo U Diraa Xirfadlayaasha Jooga Kenya ” Ibraahim Geedoow Cawaale oo ah qoraa iyo falanqeeye ciyaaraha gudaha ayaa sheegay Wadanka Kenya laga helayo ciyaartooy iyo macallimiin tayo wanaagsan kuwaas oo door wacan ka qaadan kara Xulka Qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Laftagareen oo Ciidanka Xoogga Kala Hadlay Howlgallo Laga Bilaabayo Bokool Madaxweynaha dowlada gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Cabdi Casiis Xasan Maxamed ( Laftagareen) ayaa kulan looga hadlayay howlgallo ka dhan ah Al-shabaab ee gobalka Bakool, waxuu la qaatey Taliska guutada…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Muuqaal:-Midowga Yurub oo Taageeray Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahaladii Soomaaliya iyo Somaliland ee Djibouti ku dhexmaray 14-kii bishan June, waxa ayna ku tilmaameen in uu ahaa talaabo muhiim ah oo rajo gelinaysa shacbiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Askari Qof Rayid Ah u Dilay Sigaar Dartii Askari lagu sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada deegaanka ayaa waxaa uu goordhow nin odey ah ku dilay isgoyska Ceel Gaab, sababtuna waa sigaar. Marxuumka maanta la dilay ayaa miis yar…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Galmudug oo Lugu Soo Dhoweeyey Deegaanka Ceelguula Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa safar gaaban ku yimid degmada Ceelguula ee Gobolka Mudug. Madaxweynaha iyo waftigiisa oo si weyn loogu soo dhaweeyay Ceelguula ayaa soo kormeeray…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal:-Madasha Xisbiyada Qaran “ Colaadaha Dalka Ka Socda Waxaa Ku Jirta Gacmo Siyaasadeed” Madasha xisbiyada qaran ayaa qoraal ka soo saaray nabadeynta iyaga oo walaac ka muujiyey colaado ka socda qeybo ka mid ah dalka, waxanya soo qaateen iney ku jireen gacmo siyaasadeed.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub oo Taageeray Wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahaladii Soomaaliya iyo Somaliland ee Djibouti ku dhexmaray 14-kii bishan June, waxa ayna ku tilmaameen in uu ahaa talaabo muhiim ah oo rajo gelinaysa shacbiga…