Geedow “Daawasho La’aan Ka Jirta Horyaalka Soomaaliya Waxay Abuuraysaa In Ay Niyad Jabaan Ciyaartooyda ” Sheeko:Cayaaraha Ibraahim Geedoow Cawaale oo ka mid ah falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha ayaa sheegay in nasiib daro ay tahay daawasho la’aanta ka jirta horyaalka Soomaaliya niyad jab ay ku noqonayso ciyaartooyda iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ibraahim Geedow “Dhismaha Stadium Muqdisho Waan In La Waa Fajiyaa Heerka Caalamka ” Ibraahim Geedow Cawaale oo ah Qoraa & falanqeeye ciyaaraha gudaha ayaa sheegay in dhismaha garoonka Stadium Muqdisho laga hoos marin heerka caalamiga ee garoomada Xiriirka Kubbadda cagta caalimga ee FIFA
1 daqiiqo Sheeko:War Magacii Hormuud Foundation oo maamulka Hay’adaas sheegay in uu ku bedelay Hormuud Salaam Bank Foundation Magacii Hormuud Foundation oo maamulka Hay’adaas sheegay in uu ku bedelay Hormuud Salaam Bank Foundation
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Safiirkii Hore Soomaaliya Ee Dalka Ciraaq oo Muqdisho Ku Geeriyooday Allaha u naxariistee waxaa saaka Muqdisho ku geeriyooday Amb. Ciise Cali Maxamed oo ku magac dheeraa (Ciise Dheere), kaas oo ahaa diblumaasi ka tirsanaa wasaaradda arrimaha dibadda ee xukuumadda Soomaaliya.…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha: Colaadaha Dalka Ka Socda Waxaa Ku Jirta Gacmo Siyaasadeed Madasha xisbiyada qaran ayaa qoraal ka soo saaray nabadeynta iyaga oo walaac ka muujiyey colaado ka socda qeybo ka mid ah dalka, waxanya soo qaateen iney ku jireen gacmo siyaasadeed.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda iyo Saraakiil Ciidan oo Kulamo Kawada Maxaas Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka iyo saraakiil ciidan ayaa kulamo kawada degmada Maxaas ee gobolka Hirran, kadib markii halkaasi ay gaareen saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka , Nabadsugida iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Caasimadda Dalka Shiinaha oo Markale Wajaheysa Bandow, Kadib Markii Lagu Arkay Kiisas COVID-19 ah Caasimadda Shiinaha ee Beijing ayaa xayiraad kusoo rogtay xaafado kamid ah, waxaana la kordhiyay baaritaannada dadweynaha kadib markii kiisas badan oo Fayraska Korona ah lagu arkay magaaladaasi. Hay’adda caafimaadka adduunka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Madasha Xisbiyada Qaran oo Sheegtay In Itoobiya Faragelin Ku Heyso Arrimah Gudaha Soomaaliya Madasha xisbiyada qaran oo soo dhaweysay go’aannadii ka soo baxay shirki golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya ayaa ku celisay baaqi 13-ka bisha May ay soo saartay kaasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug oo Xeradii Labaad Ku Xareysay Ciidan Ka Mid Noqonaya Daraawiishta Maamulkaasi Xeradii Labaad ee ciidamada Daraawiishta Galmudug lagu xaraynayo laguna tababarayo ayaa wasiirka amniga Dawladda Galmudug Axmed Macalim Fiqi wuxuu isugu geeyey gaadiid dagaal iyo ciidamadii saarnaa. Xerada Tababarka Dhaan-Karrooni ee…