U bood dhigaalka

Ibraahim Geedow “Dhismaha Stadium Muqdisho Waan In La Waa Fajiyaa Heerka Caalamka ”

Juun 16, 2020

Ibraahim Geedow Cawaale oo ah Qoraa & falanqeeye ciyaaraha gudaha ayaa sheegay in dhismaha garoonka Stadium Muqdisho laga hoos marin heerka caalamiga ee garoomada Xiriirka Kubbadda cagta caalimga ee FIFA