Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Geelle iyo Ra’iisulwasaare Kheyre? Sheeko:Amniga Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa saaka kulan kula qaatay magaalada Djibouti Madaxweynaha dowladda aan walaalaha nahay ee Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle. Ra’iisulwasaaraha ayaa Madaxweynaha Djibouti uga mahad celiyay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Puntland oo Qaadacday Shirkii Madaxweyne Farmaajo Ku Baaqay Dowlad goboleedka Puntland ayaa qaadacday ka qeybgalka shirkii dhowaan uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo in ay isugu yimaadan madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir, si ay uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Soomaaliya iyo Somaliland: Heshiis Cusub, oo Hore oo Lagu Gaaray Djibouti Shirkii wada-hadalada ee Soomaaliya iyo Somaliland uga socday Jabuuti ayaa xalay labada dhinac waxay gaareen heshiis cusub, oo hore. Halkan Ka Aqriso Heshiiska Jabuuti Ku Dhexmaray Soomaaliya Iyo Somaliland https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/soomaaliya-iyo-somaliland-heshiis-cusub-oo-hore-oo-lagu-gaaray-djibouti/…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Afhayeenka Booliska “ Ciidanka Booliska waxa ay gacanta ku soo dhigeen shabakad ka tirsan Al- Shabaab ” Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Captain Saciid Doodishe oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen shabakad ka tirsan Al- Shabaab Halkan Ka Daawo Afyeenka Ciidanka Booliska Oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga 3 Qof oo uu Cunug Dhallaan Ku Jiro Oo Lagu Dilay Muqdisho Qarax saacado kahor ka dhacay agagaarka hoygii iyo madaxtooyadii madaxweyne Cabdiqaasim Salaad ee degmada Hodan, Muqdisho ayaa la sheegayaa iney ku dhinteen 3 qof oo ay ku jiraan dhallaan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ibraahim Geedow “ Xulka Qaranka Uma Baahan Macallimiin Ajaanib Ah Oo Qaata Dhaqaale Badan ” Falanqeeye IIbraahim Geedow Cawaale ayaa sheegay in ay ceyb tahay in sanad walba la badalo macallimiinta Xulka Qaranka hogaaminaysa,isagoo Xiriirka kubabdda cagta u sheegay in wax ka badalaan arintan,maadama Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Soomaaliya iyo Somaliland: Heshiis Cusub, oo Hore oo Lagu Gaaray Djibouti Shirkii wada-hadalada ee Soomaaliya iyo Somaliland uga socday Jabuuti ayaa xalay labada dhinac waxay gaareen heshiis cusub, oo hore. Arrimaha la isla ogolaaday ee la saxiixay ma aha qaar cusub,…