U bood dhigaalka

Muuqaal:-Xildhibaan Dr.Cilmi “Kuraasta Somaliland Doorashadooda Waa In aan Laga Dhigin Muqdisho “

Juun 22, 2020

Xildhibaan Dr Cilmi Maxamuud Nuur oo ka mid xildhibaanada reer Somaliland ayaa sheegay in kuraasta Somaliland doorashadooda aan laga dhigin Muqdisho loona daayo meeshii suurta gal ah.

Halkan Ka Daawo Khudbadii Uu Maanta Ka Jeediyay Xarunta Golaha Shacabka