Muuqaal:-Aaden Barre Ducaale Oo Laga Ceyriyey Hoggaanka Jubillee Ee Baarlamaanka Sheeko:Caalamka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goordhow waxaa uu hoggaanka Jubillee ee baarlamaanka dalkaasi ka wareejiyey Aaden Barre Ducaale. Xilka hoggaamiyaha aqlabiyadda xisbiga Jubilee ee Baarlamaanka Kenya waxaa loo dhiibay Xildhibaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo iyo Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada oo Ku Sheekeysanaya “Whatsapp Group” Warar ay heshay Goobjoog News ayaa xaqiijinaya in madaxweynaha federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada ay maanta ku wada hadlayaan “Whatsapp group”. Arrintan ayaa timid…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qaraxyo Ka Dhacay Degmada Buulo-burde Warar ka duwan ayaa waxaa laga helayaa qaraxyo saaka ka dhacay goroonka diyaarada degmada Buulobude ee gobolka Hiiraan. Qaraxyadaan oo ahaa Miinada dhulka lagu aaso ayaa si gaar waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Qoorqoor oo Lagu Soo Dhoweeyey Deegaanka Xero-dhagaxleey+Sawirro Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray deegaanka Xero-dhagaxley ee gobalka mudug. Madaxweynaha ayaa waxaa safakiisa ku wehlinaayo qaar ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Aaden Barre Ducaale oo Laga Ceyriyey Hoggaanka Jubillee Ee Baarlamaanka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa goordhow waxaa uu hoggaanka Jubillee ee baarlamaanka dalkaasi ka wareejiyey Aaden Barre Ducaale. Xilka hoggaamiyaha aqlabiyadda xisbiga Jubilee ee baarlamaanka waxaa loo dhiibay Xildhibaan kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Duulista Rayidka Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Duulista Rayidka oo ay hore usoo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa Guddoonka Labada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Waxaa maanta lagu wadaa in golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ay kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa ah, ka doodista xeerka matalaadda…