Xiriirka Kubbadda Cagta Oo Kala Diray Macallimiintii Xulka Soomaaliya Gaarsiiyay Fiinalaha Tartankii 17-Jirada 2018
Sheeko:Wararka Cayaaraha

Falanqeeye Ibraahim Geedow Cawaale ayaa sheegay in aad ugu xunyahay macallimiinta iyo ciyaartooydamarkii ugu horeesay Soomaaliya gaarsiiyay fiinalaha tartanka 17-jirada Bariga iyo Bartamaha Afrika 2018 ee ku qabsoomay magaada Bujumbura ee dalka Burundi.
Halkan Ka Daawo Falanqeeye Ibraahim Geedow Oo Ka Hadlaya Macallimiinta La Cayriyay