Muuqaal:-Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Taliyaal Cusub Sheeko:Amniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay sarreeye guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo hore u ahaa Taliyaha Ciidanka Lugta ee Ciidanka Xoogga Dalka inuu noqdo taliyaha cusub… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Deni Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Taliyihii Hore Daraawishta Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa ka tacsiyeeyey geerida taliyihii hore ee ciidamada daraawiishta maamulkaasi. oo maanta ku geeriyooday Isbitaal ku yaallo magaalad Addis Ababa ee dalka Itoobiya Qoraalka ka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdi Xaashi oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Sharciyada Horyaalla Golaha Shacabka Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi ayaa sharci darro ku tilmaamay sharciyo ay ansixiyeen golaha shacabka ama dood ka wadaan. Shuruucdan oo loo saaray guddi ka wada tirsanaa labada aqal…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Saraakiil Ka Tirsan Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Ku Baxay Xiisado Ka Taagan Hiiran Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 27aad iyo saraakiil kale oo katirsan guudada 5 aad qeybta 27aad ayaa siwada jir ah ugaaray deeganka kalabeyr oo 25km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliyihii Hore Ee Ciidanka Daraawiishta Puntland oo Geeriyooday Allah u naxariistee waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ku geeriyooday, taliyihii hore ee ciidamada daraawiishta dowladda goboleedka Puntland S/Guuto Cabdirisaaq Sheikh Cusman Axmed. Marxuumka ayaa muddooyinkii dambe ku…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Bangiga Adduunka Oo Soomaaliya ugu Deeqay 55 Milyan oo Dollar Bangiga Adduunka ayaa Soomaaliya ugu yaboohay deeq lacageed oo dhan 55 Milyan oo dollar, taas oo kamid ah deeqaha caalmada bangiga uu siiyo, si wax looga taageero dhaqaalaha dalka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Turkiga oo Cambaareysay Weerar Lagu Qaaday Xerada Turksom Dowladda Turkiga ayaa war kasoo saartay qaraxii Ismiidaaminta ahaa oo shalay ka dhacay agagaarka dugsiga tababarka ciidamada ee Turksom ee Magaalada Muqdisho. Qoraalka kasoo baxay dowladda Turkiga ayaa lagu cambaareeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Farmaajo oo Bedelay Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka, Halka La Magacaabay Taliye Cusub Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay sarreeye guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo hore u ahaa Taliyaha Ciidanka Lugta ee Ciidanka Xoogga Dalka inuu noqdo taliyaha cusub…