Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Xaaladaha COVID-19 Sheeko:Caafimaadka Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 31 qof oo cusub, taasi oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Waare oo Baladweyn Kula Kulmay Dhaqanka Labo Beelood oo gobolka Ku Dagaalamay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Madaxtooyada Beledweyne kula kulmay Odayaasha dhaqanka labo beelood oo dhowaan shaqaaqooyinka ku dhex maray Xadka Itoobiya iyo Soomaaliya ee Feer…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal:-Madaxweyne Farmaajo Oo Shacabka Ugu Hambalyeeyay Todobaadka Xorriyadda Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlay qiimaha xuska Todobaadka Xorriyadda iyo Midnimada dalkeenna ayaa ku booriyey dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay doorkooda ka qaatan dabbaal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Garsoor oo Hadal Kasoo Saaray Maalmaha Xuriyadda Ma jirin taariikhda Soomaaliya maalin ay ugu farxad badanayd dhalashadii & israacii Woqooyigii iyo Koofurtii dalka. Dadka Soomaaliyeed, iyagaa isdoontay oo isku hiloobay inay dawlad noqdaan. Markii taladu ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal:-Maxay Shacabka Muqdisho Ka Filan Karaan Shirka Madaxda Dowladda Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada? Qaar ka mid ah shacabka Muqdisho oo rajo wanaagsan ka muujiyay shirka u dhaxeeya Madaxda Dowladda Fedraalka,Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee ka dhacaya Muqdisho horaanta bisha Luuuliya. wariyaha Goobjoog Abdirahman…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal:-Puntland Iyo Jubbaland Oo Iska Diiday Habraaca Doorashada Ay Golaha Shacabka Ansixiyeen Puntland iyo Jubbaland ayaa iska fogeeyey sharciga doorasho ee lagu ansixiyey golaha shacabka iyaga taageeray aqalka sare. Halkan Ka Aqriso Puntland Iyo Jubaland Oo Diiday Habraac Doorashada https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/puntland-iyo-jubbaland-oo-iska-diiday-habraaca-doorashada-ay-golaha-shacabka-ansixiyeen/ Halkan Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuqaal:-Madaxweyne Farmaajo Oo Casuumay Maamul Goboleedyada https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/farmaajo-oo-dowlad-goboleedyada-u-diray-casuumaad/ Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Madaxweynaha Oo Casuumay Maamul Goboleedyada
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Aadan “Dowladdu Way Ku Mahadsantahay Soo Celinta Stadium Muqdisho,Balse Weli Waa Qabyo” Aadan Maxamed Ibraahim oo ka mid ahaa ciyaartooydii hore Soomaaliya ayaa waraysi uu siiyay Goobjoog Sports ka hadlay qiimihii uu lahaa garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho iyo dib u soo celinta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Wasiir Maareeye “Dowladda Waxay Furidoontaa Mashaariic Waaweyn Maalmaha Xoriyada” Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka ayaa sheegtay in sanadkan maalmaha xoriyada darteeda Dowladda ay daahfuri doonto mashaariic waa- wayn. Halkan Ka Daawo Wasiir Maareeye Oo Warbaahinta La Hadlay
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Muuqaal:-Xisbiga Aminga Iyo Cadaaladda Oo Eedeyn U Jeediyay Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Xisbiga Aminga Iyo Cadaaladda Oo Eedeyn U Jeediyay Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Daawo Warbixin Ku Saabsan Xisbiga Aminga Iyo Cadaaladda Oo Eedeyn Guddiga Doorashooyinka